Author: Mohamed (Mohamed Morsal)

Home » Archives for Mohamed » Page 227
Qarax lagu weeraray Xerada Ciidamada Jabuuti ee Beledweyne iyo Dad ku dhintay
Post

Qarax lagu weeraray Xerada Ciidamada Jabuuti ee Beledweyne iyo Dad ku dhintay

Beledweyne ( Raxanreeb) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax aad u xoogan oo jugtiisa si weyn looga maqlay dhamaan xaafadaha magaalada Baledweyne oo ka dhacay xaafada Howlwadaag ee Galbeedka Beledweyne. Qaraxaan oo dhacay gabal dhacii maanta ayaa lasoo warinaya inuu ka dhacay meel u dhaw Xero ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka ATMIS...

Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaano cusub
Post

Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaano cusub

Ciidamada Xooga Dalka iyo kuwa Xaq u dirirka Degaanka ayaa weeraro qorsheysan ku qaaday Fariisimo Al-Shabaab ay kaga sugnaayeen Gobolka Shabeellaha Dhexe CXD iyo kuwa xaq u dirirka ayaa weeraray ilaa Sadax Fariisimo Al-Shabaab Gobaad ka dhiganayeen, kuwaas oo ay kasoo abaabulaan weerarada qorsheysan. Howlgallada ayaa ka kala dhacay degaannaa kala ah Murcudka, Gacal ugaas...

Wasiir fiqi oo u duulay Turkiga, wada-hadallo lala galayo Itoobiya
Post

Wasiir fiqi oo u duulay Turkiga, wada-hadallo lala galayo Itoobiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay Ankara, Turkiga, halkaas oo ay uga qeybgalayaan wadahadallo u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo Itoobiya oo ay garwadeen ka tahay dowladda Turkiga. War kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay inDowladda Soomaaliya ay ku taagantahay mabda’eeda ah ilaalinta madaxbanaanida, gobonnimada, midnimada iyo...

Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Muqdisho
Post

Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho ( Raxanreeb) Qarax laga maqlay meelo kala duwan ayaa gordhow ka dhacay degmada kaxda ee Magaalada Muqdisho. Qaraxaan ayay wararku sheegayaan in uu ahaa miino kaasi lala eegtay Sarkaal iyo ciidamo uu watay oo ku sugnaa gudaha degmada kaxda gaar ahaan waaxda 1aad. Ilo wareedyo ayaa inoo xaqiijiyay in qaraxa lala eegtay Sarkaal lagu...

Ciidanka ATMIS oo banneeyay Saldhig kuyaalla Jubbada Hoose & xaaladda Caawa
Post

Ciidanka ATMIS oo banneeyay Saldhig kuyaalla Jubbada Hoose & xaaladda Caawa

Maanta ayaa Ciidanka ATMIS waxay ku wareejisay Saldhigga degaanka Cabdalla Biroole ee Gobolka Jubbada Hoose Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, kaas oo noqonaya Saldhiggii Afaraad ee lagu wareejiyey Wajigii Saddexaad ee ATMIS-ta laga saaray. Munaasabadda wareejinta waxaa ku sugnaa, ku xigeenka ATMIS SRCC, Sivuyile Bam, wuxuuna hoosta ka xariiqay in ATMIS ay ka go’an tahay taageeridda...

Sarkaal katirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidamada Koonfur Galbeed
Post

Sarkaal katirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidamada Koonfur Galbeed

Bakool ( Raxanreeb) Xuseen Madkeer Ismaaciil oo Mudo 4sano ah ka tirsanaa Kooxda Al-Shabaab ayaa Isku soo dhiibay Ciidamada Amniga Degmada Xuddur Ee Xarunta Gobolka Bakool. Xuseen Madkeer ayaa Al-Shabaab u qaabilsanaa Jabhada wuxuuna usoo adkaysan waayay dhibaatooyinka faraha Badan Ee Al-Shabaab iyo Howlgalada Ciidamada Xooga Dalka. Xuseen oo la hadlay Warbaahinta ayaa ugu baaqay...

Nin dil ka geystay degmada Guriceel oo Gacanta lagu dhigay
Post

Nin dil ka geystay degmada Guriceel oo Gacanta lagu dhigay

Laamaha amniga kala duwan iyo maamulka degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa ku guuleystay in ay gacanta kusoo dhigaan Eedeysane Maxamed Cismaan Cabdiraxaan, oo degmada ku dilay nin dhalinyaro ahaa oo lagu magacaabi jiray Libaan Aadan Ibraahim, talaadadii 25 bishan June, saacadda 2:30 AM. Eedeysane Maxamed Cismaan ayaa iska baxsaday goobtii uu dilka ku geystay....

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Aaska Jawaari
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Aaska Jawaari

Muqdisho ( Raxanreeb) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan madaxda kale ee Qaranka ayaa ka qayb galay Aaska Qaran ee Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Madaxweynaha ayaa xusay in Marxuumku uu door taariikhi ah ka soo qaatay dowlad-dhiska, horumarinta dalka iyo dhismaha hay’adaha dowladeed ee Soomaaliya,...

Madaxweynaha Galmudug oo arrimo xasaasi ah kala hadlay Wakiilka QM ee Soomaaliya
Post

Madaxweynaha Galmudug oo arrimo xasaasi ah kala hadlay Wakiilka QM ee Soomaaliya

Madaxwaynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa qasriga madaxtootayada ee magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay siihayaha madaxa xafiiska Qarammada Midoobay ee Soomaaliya James Swan iyo wafdi uu hoggaaminayo oo howlo shaqo u tegay Galmudug. Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, amniga iyo la dagaalanka Khawqarijta, Dastuurka iyo doorashooyinka dalka iyo howlaha ay hay’adaha qarramada...