Beledwayne (Raxanreeb ) Wararka Raxanreeb uu ka helayo magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halakas goor dhaw uu ka dhacay qarax xoogaan oo waxyeelo – gaystay.
Gaari ayaa lagu qarxiyey Hotel Qaahira oo kuyaalla Galbeedka magaalada Baladweyne, rag hubaysan ayaana gudaha u galay hotelka.
Sida dad halkaas ku sugan ayaa sheegayaan mooto bajaaj qarax lagu sooxiray ayaa lagu qarxiyey banaanka hotelka.
Khasaare xoog badan ayaa lagu soo waramayaa inuu jiro waxaana u badan odayaal dhaqameed halkaas deganaa
Wararkan wixii kasookordha waan idinla socodsiin doonaa
Leave a Reply