Gaza (Raxanreeb ) Xalay oo dhan waxaa socotey duqeynta lagu hayo magaalada Qaza, waxa ayna dhimashada Falastiiniyiintu hadda mareysaa sida ay sheegeen saraakiisha caafimaadku 9922 qof oo rayid ah. Dhimashada Yahuudana waxa ay mareysaa ka badan 1400 oo ciidan u badan. Dhimashadii ugu badneyd ee soo gaarta saraakiisha Qaramada midoobey ayaa ka dhacday Marinka Qaza...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
Toga Garbaharay oo qof ku dhintay & Gedo oo go’doosan
Garbahaaray (Raxanreeb ) Warrarka ka imaanay gobolka Gedo ayaa sheegaya in gabi ahaanba ay go’doon gashay degmada Luuq kaddib markii webiga Juba uu ku fatahay qaybo badan oo magaalada kamid ah. Dad jooga degmada Luuq ee gobolka Gedo sheegay in qofka doonaya in uu magaalada soo galo ama uu ka baxo ay tahay in uu...
WARCUSUB : Xubo ka mid ah Xamaas oo booqasho ku tagay Tehran
Gaza (Raxanreeb ) Madaxa siyaasadda u qaabilsan ururka reer Falastiib ee Xamaas Ismaaciil Xaniyeh ayaa booqasho aan horey loo shaacin ku tagay magaalada Tehran ee caasimadda dalka Iran, waxa uuna la kulmay madaxda ugu sareysa dalkaasi. Ismaaciil Xaniyeh ayaa tagay magaalada Tehran shalay oo Sabti ah, waxa uuna kulan gaar ah la qaatay madax sare...
Two killed as flooding hits Kenya
NAIROBI, KENYA — Heavy rains and flooding ravaged parts of Kenya on Friday, sweeping away homes and livestock and destroying roads and electric transmission lines, authorities said. At least two people were killed and at least one was missing. One of the victims died after a house collapsed under heavy rains in the coastal city...
CS Duale urges Lamu leaders to preach peace among communities
Defense Cabinet Secretary Aden Duale has called on the leaders in the Coast region to take the leading role in advocating for peaceful co-existence of the communities rather than fanning conflicts. Duale was speaking on Saturday in Lamu’s Kizingitini area, where he accompanied President William Ruto on a four-day tour of the region. He stressed...
Why Immigration offices remain shut in Garissa despite state promise
When Interior Cabinet Secretary Kithure Kindiki visited Garissa town on June 2, he told a crowd that had gathered at Farmers Training College grounds that the immigration offices would re-open July 1. Six months later, there is no sign of activity at a facility that was once a beehive of activity as residents of the...
Daadad xoog badan oo ku dhuftay Gaalkacyo & khasaaraha jira
Gaalkacyo (Raxanreeb ) Roobab mahiiggaan ah oo saacadihii u danbeeyay ka da’ay gobolka Mudug ayaa daadad ku soo rogay magaalada Gaalkacyo. Daadad xooggan ayaa sida wararku sheegayaan buuxiyay qaar kamid ah xaafadaha Gaalkacyo islamarkaana gudaha u galay gurya badan la degganaa. Qoysaska qaarkood ayaa ka bara-kacay guryahooda kadib markii biya ka buuxsameen halka qaar kalena...
Carabta oo dalbanaysa in xabad joojin laga sameeyo Qasa
istanbul (Raxanreeb ) Xoghayaha Arimaha Dibbadda Maraykanka Antony Blinken ayaa maanta oo Axada tagaya wadanka Turkiga isagoo riixaya dadaallo diblomaasiyadeed oo ku saabsan dagaalka Qasa. Hoggaamiyayaasha gobolka ayuu kala shaqaynayaa waxa loogu yeeray dagaal joojin bini’aadanimo, innagoo maqalnay warka madaxweyne Biden oo Sabtidii laga soo xigtay in arintaa horumar laga sameeyay. Wadamada Carabta ayaa dalbanaya...
Dowladda oo HADDA ku baraarugtay dagaalada ciidanka Dowladda
Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Soomaaliya dhaxdooda ayaa maalmihii la soo dhaafay ku dagaalamay meelo kala duwan oo dalka ah sida Jowhar iyo magaalada Muqdisho. Ciidankan ayaa isku maandhaafa arrimo ku saabsan , maamulida baraha kantarool ee ay ku sugan yihiin ama kala shaki soo kala dhax gala labada dhinac ee ciidanka Dowladda Soomaaliya. Wasaarada...
Dad ku dhintay daadad kusoo rogmaday Gedo.
Baardheere (Raxanreeb ) Deegaano ka mid ah gobolada dalka , gaar ahaan koofurta waxaa ka da’ay roobab xoogaan oo sababay in dhimasho , dhaawac , Barakaca iyo in ay kala go’aan deegaanada goboladaas. Gobolka Gedo gaar ahaan degmooyinka , Luuq , Baardheere , iyo Ceelwaaq ayaa ka mid ah meelaha ay ka taagan yihiin dhibaatooyinka...






