Recently we have witnessed Somalia’s latest blunder at the IPU election that took place in Luanda, Angola. The Inter-parliamentary union (IPU) fosters cooperation among nations. It provides for lawmakers a space to discuss and find a consensus on pressing matters such as human rights, sustainable development, and peace-building efforts. Furthermore, IPU provides technical assistance to...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
ICRC assists Somali Red Crescent to prepare for potentially devastating El Niño rains
For weeks, forecasts have warned of increased rains due to El Niño this season, with a 90 per cent chance it will trigger severe flooding in the Horn of Africa. In Somalia, where the planting season just started, farmers have barely recovered from one of the harshest droughts in years and yet again find themselves...
ATMIS intensifies joint offensives with Somali security forces against al-Shabaab
The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has intensified its joint military offensives with Somali Security Forces, continuing the robust fight against Al-Shabaab. The ATMIS Force Commander, Lieutenant General Sam Okiding, at a press briefing on Wednesday said that following the technical pause in the phase two drawdown, ATMIS has reorganised its troops. He...
Uganda court tries army officers over peacekeepers attack in Somalia
The Ugandan military on Thursday said a court martial temporarily sitting in Mogadishu, Somalia, has begun the trial of two of its senior army officers accused of “cowardice” following the deadly attack on peacekeepers by the militant group Al Shabaab in Somalia in May. The General Court Martial (GCM) chaired by Brig Gen Robert Mugabe...
Guterres oo wax laga xumado ku tilmaamay weerarkii shalay ka dhacay Gaza
Gaza (Raxanreeb) – Isreal ayaa wali sii wada tacadiyada ay ka geesanayaan magaalada Gaza ee dhulka Falastiin, xilli ay tacadiyadaasi ay inta badan iska fiirsanayaan indhahana ka xirteen waddamada reer Galbeedka ee ku qaraaban jiray ilaalinta xaquuqda aadanaha. Sidoo kale, Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa si weyn uga argagaxay duqeyn shalay diyaaradaha dagaalka...
Faransiiska oo ka carooday xarun ey kuleheed Gaza oo ay Isra’iil duqeysay
Paris (Raxanreeb) – Dowladda Faransiiska ayaa sharraxaad ka dalbatay Israa’iil kadib markii machad dhaqameed Faransiisku ku leeyahay Qaza lagu duqeeyay duqeymaha Israa’iil. Sidoo kale, Wasaaradda arrimaha dibadda ee Faransiiska ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay inay ka codsatay maamulka Israa’iil inay na siiyaan “sida ugu dhaqsiyaha badan, iyada oo loo marayo hab ku habboon, oo...
Galmudug oo maanta lagu wareejiyay ciidan Macwiisley ah
Xinlabi (Raxanreeb) Maamulka Galmudug ayaa maanta lagu wareejiyay ciidamo dadka deegaanka gaar ahaan kuwa loo yaqaano Macwiisleyda kuwaas oo lasheegay iney diyaar uyihiin ladagaalanka Al-Shabaab. Sidoo kale, kulan munaasabadeed kadhacay magaalada Xinlabi ee gobolka Mudug ayaa masuuliyiin kasocotay maamulka Galmudug ayaa lagu wareejiyay ciidamo dadka deegaanka ah kuwaas oo diyaar u ah ladagaalanka Al-Shabaab. Dhanka...
MUQDISHO : Qof naftii – halige ah oo isku qarxiyay aagga – Villa Somalia
Muqdisho (Raxanreeb ) Qarax ismiidaamin ah oo uu isku soo xiray qof naftii halige ah ayaa ka dhacay caawa magaalada Muqdisho. Sida wararka ay sheegayaan waxa uu qaraxa ka dhacay maqaaxi lagu magacaabo Baar Bulsho oo ka ag dhaw Villa Soomaaliya. Hore sidan oo kale ayaa isla maqaaxidan waxa ka dhacay qarax ismiidamin ah oo...
Saraakiil ATMIS oo loo Maxkamadaynayo inay ka carareen AS
Muqdisho (Raxanreeb ) Taliska Ciidanka Uganda ee kusugan Soomaaliya ayaa sheegay in Maxkamad Muqdisho Lagu soo taagay Labo Sarkaal oo loo haysto“ Fall fulaynimo” ka dib weerarkii kooxda AS ay ku qaadeen Saldhig ciidamo nabad ilaalinta ay ku la haayeen deegaanka Buulo Mareer oo qiyaastii 125 km koonfur uga beegan caasimadda Muqdisho. War saxaafadeedka kaso...
Wararkii ugu dambeeya xaalad cakirnaan oo ka tagaan degmooyinka Luuq iyo Doolow
Gedo (Raxanreeb) – Faahfaahino dheeraad ah ayaa naga soo gaaray gobolka Gedo ee webiga Jubba ayaa xalay ku fatahay degmooyinka Luuq iyo Doolow ee gobolkaas. fatahaada ayaa bilaabatay shalay balse waxaa la soo sheegayaa iney xalay ka sii dartay. Wararka ayaa sheegaya in biyaha webiga oo dacalada jabsaday ay galeen xaafadaha labada degmo halkaasoo ay ka...






