Cape Town (Raxanreeb) – Burcad hubeysan ayaa muwaadin Soomaali ah ku dilay xaafad ka tirsan degmada Gugulethu ee magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika Allaha u naxariistee Ibrahim afurow Nuur Hussein ayaa sida la sheegay ka shaqeynayay dukaan halkaas ku yaalla, waxaa markii hore dhaawac ka soo gaaray rasaas ay burcada la beegsadeen kaasoo markii...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
duqeymo toos ah oo wali kasocda Gaza iyo xaaladihii ugu dambeeyay
Gaza (Raxanreeb) – Ciidamada Yuhuuda ayaa weli sii wada duqeymaha arxan darada ah ee ay ka geysayanaan magaalada Gaza, iyadoo dagaalka dhinaca dhulka ah ee u dhexeeya milateriga Israel iyo Xamaas uu sii socdo. Diyaaradaha Israel ayaa duqeeyey dhismayaal guryo ah oo ku yaalla xerada Qaxootiga ee Bureij Magaalada Gaza. Sidoo kale, Isbitaalka Al-Aqsa ee ku...
Sheegow & ciidankaas oo xukun adag lagu riday & dood ka taagan.
Muqdisho(Raxanreeb)Maxkamadda Ciidamada ayaa ku riday Sheegow iyo ciidamadiisa, Xukunno Isugu Jiro Dil, Mag iyo Sanado Xabsi Ciidan ah. Sheegow Axmed Cali waxaa lagu Xukumay Bixinta Diyada Sakariye 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 Cali oo ku baxay Fal-celintiisa iyo magdhow siinta sarkaal xigeen Cabdullaahi Xuseen Cabduqaadir oo uu dhaawacay. Axmed 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 Xasan (Abii Axmed ) taliyaha ciidamada Horjooge Sheegow ayaa...
Somali government must take its responsibility to protect journalists, investigate and prosecute crimes against media workers
MOGADISHU, Somalia 2 November, 2023 – On the International Day to End Impunity for Crimes against Journalists (IDEI), The Somali Journalists Syndicate (SJS) expresses deep concern about the escalating crimes against journalists in Somalia and the persistent culture of impunity surrounding the violence against journalists. Today, on 2 November 2023, as we observe the IDEI, we...
Guudlaawe oo kulan la qaatay guddiga farsamada ee golaha wadatashiga Qaran
Jowhar (Raxanreeb) – Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenkiisa Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Gudiga farsamada Golaha Wadatashiga Qaran (NCC) ee u qareemidda ka qeyb-galka haweenka siyaasadda dalka. Sidoo kale, Wafdigan oo ay hoggaaminaysay Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye ayaa gaaray magaalada...
MD Deni oo ka hor yimid go’aankii Isimada Puntland
Garoowe (Raxanreeb) – Maamulka Puntland ayaa ka soo horjeestay go’aanadii caawa ka soo baxay Isimada dhaqanka oo la xiriiray khilaafka siyaasadeed ee ka taagan arrimaha doorashooyinka. Isimada ayaa soo saaray bayaan meesa ka saaray qorshaha Deni ee doorashada iyo go’aanadii ka soo baxay guddiga doorashooyinka. “Waa in Xildhibaanada lagu soo xulaa nidaamkii hore lagu dooran jirey...
Maxay ATMIS u soo hadal qaaday arrimaha Laascanood ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Taliyaha ciidamada Midowga Afrika ee howlgalka Soomaaliya ATMIS Jenaraal Sam Okiding, ayaa sheegay in ciidanka ATMIS aanay ka howlgaleen magaalada Laascaanood. Jenaraal Sam Okiding, ayaa sheegay in shaqada iyo howlgalka ATMIS ay tahay mid ku kooban la dagaalanka kooxda Al-shabaab, isla markaana xaalada ka taagan deegaanada SSC Khaatumo aanay wax shaqo ah...
Colaadihii Hore Cashar Laguma Qaadan Miyaa?
Nairobi (Raxanreeb ) Nasiib darro waxaa ah in maanta oo dunida ay amuuro kale ka socdaan, ayna jiraan khataro kale oo saameyn kara nolosha aadanaha oo dhan, Soomaaliyana ay ku jirto dagaal howl ugu filan, dagaalka Khawaarijta, ay Colaado sokeeye dalka ka aloosmaan. Sida fahamkeygu ii sheegayo, colaadaha iyo dilalka ka dhex dhacaya dadka walaalaha...
GAMUDUG : Amar la dul dhigay Maleeshiyaadka dagaalamaya
Dhuusomareeb (Raxanreeb) – Taliska ciidanka booliiska Soomaaliyeed, ayaa cutub ciidanka daraawiishta booliiska Soomaaliyeed ah u diray deegaanno hoos yimaad Degmada Cadalle, halkaas oo ay dhawan ku dagaalameen dad walaalo ah. Sidoo kale, Ciidanka ayaa kala dhex galay maleeshiyo beeleedyo ku diriray deegaankaas hubka dhigisna ku sameeyay, sidoo kale Waxaa iyana goobta gaaray cutub ciidan ah oo...
Ruto oo Afrika Ugu Baaqay Inay yeeshaan Suuq Ganacsi oo bilaa Shuruud ah
Nairobi (Raxanreeb ) Madaxweynaha Wadanka Kenya William Ruto ayaa sheegay in dalkiisa uu sanadkaan muwaadiniinta Afrika ay fiiso la’aan ama dal-ku-gal iyaga oo aan heysan ay soo gali karaan Kenya. Madaxweynaha ayaa arrintaan ka sheegay shir uu uga qeybgalay dalka Congo, kaasoo looga hadlayay ilalada deeganka. Midowga Afrika (AU) ayaa in muddo ah waday hadafka...








