Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

Puntland ” Xasan Sheekh waa nin xanuunsan dawada waxa u sita gabadhiisa”
Post

Puntland ” Xasan Sheekh waa nin xanuunsan dawada waxa u sita gabadhiisa”

Garoowe (Raxanreeb) Maamul goboleedka Puntland ayaa jawaab ka bixisay markale hadal ka soo yeeray Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud “Horta waan u cudurdaarayaa Madaxweynaha [Xasan Sh Maxamuud], waa nin waayeel ah sida la sheegayna wuu xanuunsanayaa waana sababta gabadhiisu ula socotana oo waxaa la sheegay inay daawadiisa sido ” sidaas waxaa sheegay wasiirka warfaafinta Puntland ...

Ololaha doorasho ee Madaxwayne Deni &  Khilaafka jira
Post

Ololaha doorasho ee Madaxwayne Deni &  Khilaafka jira

Garoowe (Raxanreeb ) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa  loogu soo dhoweeyay deegaanka Awrculus ee ka tirsan Degmada Garoowe  ee gobolka Nugaal. Madaxweynaha ayaa ku baaqay in dadka deegaanku isu diyaariyaan Doorashada Goleyaasha deegaanka ee 25-May 2023, wuxuu muujiyay in dadka oo codeeya oo madaxdooda doorta ay tahay wax...

Charles-ka 3aad ee UK oo la caleema-saarayo & MD Xasan oo loo diiday
Post

Charles-ka 3aad ee UK oo la caleema-saarayo & MD Xasan oo loo diiday

London (Raxanreeb ) Magaalada London ee dalka Ingiriiska maanta waxaa lagu caleema saarayaa boqor Charles-ka 3aad waxaana ka qayb galaya  inta badan madax caalamka oo lagu casuumay munaasabada. Madaxiisa ayaa maanta  loo gelin doonaa Taajka boqortooyada , taas oo ka dhigan inuu  si rasmi u yahay boqorka dalka Ingiiriiska. Isaga oo Ilmo yar ah ayaa...

Muqdisho, Carruur ku geeriyootay Guri qadiimi ah oo ku dumay.
Post

Muqdisho, Carruur ku geeriyootay Guri qadiimi ah oo ku dumay.

Muqdisho (Raxanreeb ) Inta la xaqiijiyay afar caruur ah oo isku qoys ah ayaa ku geeriyootay guri qadiimi ah oo ku dumay saaka oo sabti ah  magaalada Muqdisho. Gurigan ayaa ku yaala degmada Shangaani oo ah guri qadiimi isla markaana aanay helin wax dayactir ah sanado badan. Dadka deegaanka ayaa ku waramay in gurigan mar...

MD Xasan Sheekh ”Deni waa in uusan isku dayin muddo kororsi ”
Post

MD Xasan Sheekh ”Deni waa in uusan isku dayin muddo kororsi ”

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo oo salaadda Jumcaha kadib Khudbad ka jeediyay Masjidka Madaxtooyada ayaa madaxda Puntland ugu baaqay in ay tix galiyaan rabitaanka shacabka, ayna dhageystaan talada siyaasiyiinta iyo dhaqanka deegaanka, kadib markii uusoo ifbaxay khilaaf ka dhashay doorashada. Madaxweynaha ayaa uga digay Madaxweyne Deni iyo maamulkiisa...

Xil ka qaadista Juxa & “Khilaafka” wax ka bedelka Dastuurka
Post

Xil ka qaadista Juxa & “Khilaafka” wax ka bedelka Dastuurka

Garoowe (Raxanreeb ) Waxaa si aan daahsaarnayn u soo shaac baxay khilaafka ka dhashay wax ka bedelka Dastuurka maamulka Puntland. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxwaynaha maamulka Puntland uu wado qorshe uu ku doonayo in xilka ugu qaado wasiirka arrimaha gudaha Cabdi Faarax Juxa. Arintan ayaa salka ku haysa ka dib markii Wasiirka uu...

Somaliland ” nama quseyso tiro koobka Dowladda Soomaaliya”
Post

Somaliland ” nama quseyso tiro koobka Dowladda Soomaaliya”

Hargaysa ( Raxanreeb ) ka dib markii dhawaan dowladda Federaalka Soomaaliya ay sheegtay in guud ahaan dalka ay ka bilaabayso tiro koob ayaa arintaas waxaa ka hadlay xukuumadda Somaliland. Warka ka soo baxay Somaliland ayaa lagu sheegay in iyaga ay ka yihiin kuwo madax banaan isla markaana ay yihiin dal ka madax banaan Soomaaliya. “In...

ATMIS oo shaacisay waqtiga  ugu danbeeya ee ay ka baxayaan Soomaaliya
Post

ATMIS oo shaacisay waqtiga  ugu danbeeya ee ay ka baxayaan Soomaaliya

Muqdisho (Raxanreeb ) Maj. Gen. Marius Ngendabanka  oo ah taliye ku-xigeenka howlagalak cusub ee nabad ilaalilinta ATMIS ayaa sheegay in marka la gaaro bisha June ee sanadkaan qaraarka Qaramada Midoobey uu dhigayo in Soomaaliya laga saaro 2000 oo askari, isaga oo xusay in howlo farsamo ay dib ugu dhaceyso fullita howshaan bisha August 2023. Taliyaha oo ka...

Temporary Suspension Of USAID’s Food Aid To Tigray, Ethiopia Due To Theft Issues
Post

Temporary Suspension Of USAID’s Food Aid To Tigray, Ethiopia Due To Theft Issues

NewYork (Raxanreeb ) The United States Agency for International Development (USAID) has made the difficult decision to temporarily suspend its food assistance program to the Tigray region in Ethiopia due to the discovery of food aid diversion and sales on the local market. USAID Administrator Samantha Power reported that the agency alerted its Inspector General’s...