Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inuu soo hagagagayo xilligan amniga magaalada Muqdisho ka dib markii xaafadaha qaar ciidamo lagu daadiyay. Saraakiisha ciidanka Dowladda oo ku kulmay – magaalada Muqdisho ayaa sheegay, in wax badan ay ka qabteen amniga tan iyo markii la guda galay bisha Barakaysan ee Ramadaan. Waxa ay sheegeen Hay’adaha amniga...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
Safiirka Midowga Yurub oo lagu weeraray gurigiisa Khartuum
Khartuum (Raxanreeb ) Magaalada Khartuum Caasimadda Suudaan waxaa hoygiisa lagu weeraray Safiirka Midowga Yurub ee Dalkaas Aidan O’Hara waxaana soo gaaray dhaawac fudud sida ay sheegeen mas’uuliyiin katirsan EU-da. Diblumaasigaan u dhashay Ireland ayaa la shaqeeyay in dhaawiciisa uu yahay mid fudud oo aan halis badneed kaddib markii koox hubeysan oo loo maleyno in ay...
UK : Kate Foster oo lagu bedelay Mr. Michael Nithavrianakis
Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Ingiriiska ayaa soo magacowday danjire cusub oo u qaabilsan Soomaaliya, kaas oo beddelaya safiirkii hore Ms. Kate Foster Boqortooyada Ingiriiska ayaa si rasmi ah u magacowday Mr. Michael Nithavrianakis in uu noqdo safiirka cusub ee u qaabilsan Soomaaliya. Safiirka cusub Michael Stephen Nithavrianakis waxa uu xafiiska la wareegayaa bisha soo socota...
Hoobiyaal lagu garaacay saldhig ciidanka Jubbaland ee Kismaayo
Kismaayo (Raxanreeb ) Dad ku sugan magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa Raxanreeb u sheegay in kooxda Al- Shabaab hoobiyaal ay ku garaaceen deegaanka Baarsanguuni ee duleedka Kismaayo. Hoobiyaashan ayaa ku dhacay sida dadka deegaanka ay sheegeen saldhigyo ciidanka maamulka Jubbaland ay ku lahaayeen deegaanka Baarsungnuni halkaas oo laga soo wariyay khasaare dhimasho iyo...
Taliye boolis oo lagu dilay Beledwayne & Xaaladda sida ay tahay
Beledwayne (Raxanreeb ) Kooxo hubeysan ayaa galinkii dambe ee maanta magaalada Baladweyne waxaa ay ku toogteen Taliye ku-xigeenkii Hore ee Saldhiga Booliska Magaalada Baladweyne Taliyahan ayaa lagu magacaabi jiray Taliye Nuur Xasan Bidaar waxaana la sheegay in caawa halkaas ay ka socdaan howlgal xooggan oo dad badan lagu soo qab qabtay. Dilka ayaa waxaa uu...
XOG | Hardanka Al- Shabaab ee Ceelbuur + Heerka Khilaafka ee Degmada !!
Ceelbuur (Raxanreeb ) Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya howlgalka ciidanka Dowladda ay ku doonayso in gudaha ay ugu gasho degmada Ceelbuur oo ah saldhiga ugu wayn ee Al- Shabaab. Degmada Ceelbuur ayaa ah meel aad ay ugu xoogan yihiin kooxda Al- Shabaab , waxaana isaga baxay halkaas sida wararka la helayo ay sheegayaan...
Muuse Biixi oo canaan kala kulmay beesha Caalamka
Hargaysa (Raxanreeb ) Saxiibada Caalamka ee Soomaaliya oo ka kooban Belgium, Canada, Denmark, Midowga Yurub, Finland, France, Germany, Ireland, Italy, Netherlands, Norway, Sweden, Türkiye, UK iyo Mareykanka ayaa wada-hadal Khadka taleefonka kula yeeshay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Bayaan kasoo baxay Midowga Yurub ayaa lagu sheegay inay madaxweyne Muuse Biixi kala hadleen dagaalka magaalada Laascaanood...
DFS oo Maxkamad saaraysa Ajaaniib ‘’dembi’’ ka galay Soomaaliya
Muqdisho (Raxanreeb ) Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa sheegay in uu maxkamad horkeeyay 36 eedeysane oo ajaanib ah iyo 30 tan oo kalluun ah oo si sharci darro ah ay uga kalluumeysteen xeebaha dalkeena. Hadalkan ayaa maanta oo Isniin ah waxaa lagu shaaciyay war qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska xeer Ilaalinta...
Soomaalida ku nool Sudan oo u baahan in la soo daadgureeyo
Khartoum (Raxanreeb )Magaalooyin ka mid ah dalka Sudan waxaa ka soconaya dagaalka xooggan oo sababay dhimasho iyo dhaawac , waxaana barbarsocdo barakac xooggan oo ay sameynayaan dadka u dhashay dadkaas iyo dadka ajaaniibta ah. Sudan waxaa ku nool dad badan oo Soomaaliyeed oo ay ku jiraan arday waxbarasho u joogta dalkaas oo dagaalo ay ka...
Diyaarado dagaal miyaa ka qayb qaadanaya dagaalka Hiiraan ?
Beledwayne (Raxanreeb ) Wararka aan ka helaynayo deegaano ka mid ah gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaas ay ka socdaan howlgal ka dhan ah Al- Shabaab ,kaas oo ay ka qayb qaadanayaan ciidanka Dowladda iyo kooxaha deegaanka Howlgalkan ayaa lagu soo waramayaa in markan ay ka qayb qaadanayaan diyaarado dagaal sida ay sheegeen saraakiil ciidan...









