DFS oo Maxkamad saaraysa Ajaaniib ‘’dembi’’ ka galay Soomaaliya

DFS oo Maxkamad saaraysa Ajaaniib ‘’dembi’’ ka galay Soomaaliya

Muqdisho (Raxanreeb ) Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa sheegay in uu maxkamad horkeeyay 36 eedeysane oo ajaanib ah iyo 30 tan oo kalluun ah oo si sharci darro ah ay uga kalluumeysteen xeebaha dalkeena.

Hadalkan ayaa maanta oo Isniin ah waxaa lagu shaaciyay war qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska xeer Ilaalinta Qaranka oo sheegay in maxkamad ay wajihi doonaan dadka ajaaniibta ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.