Washington (Raxanreeb ) Bilihii la soo dhaafay waxaa jiray qul qul xoogan oo la xiriira tahriibka , dadka doonaya in ay – galaan dalka Mareynkanka , halkaas oo kumanaan muhaajiriin ah beegsaday. Tiradii ugu badnaa oo muhaajiriin ah ayaa galay magaalooyinka Mareynkanka kuwaas oo ka kala tagay dalalka badan oo Caalamka oo ay Soomaaliya ku...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
Dib miyay u bilaabanayaan xilligan wada- hadaladii Soomaaliya & Somalind ?
Muqdisho (Raxanreeb ) Somaliland ayaa si iskeed ah madaxbannaani ugu dhawaaqday markii ay burburtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya, ku dhawaad 30 sano ka hor. Tan iyo xilligaas waxay masuuliyiinta raadinayeen aqoonsi caalami ah, balse Dowladda Federaalka ayaa u aqoonsan inay tahay gobol ka mid ah Soomaaliya. Fikrika ah in ay wada hadlaan Dowladda Soomaaliya iyo...
Dagaal – maanta markale ka dhacay magaalada Laascanood ee gobolka Sool
Laascanood (Raxanreeb ) Maanta oo sabti ah waxa markale dagaal uu dhacay deegaano hoos yimaada magaalada Laascanood ee gobolka Sool.’ Dagaalkan ayaa daba socda kuwo xiriir ah oo ka socday magaalada Laascanood waxaana la sheegay in kan maanta uu yahay kii ugu qararaa Hub culus ayaa laga maqlayay gudaha iyo hareeraha magaalada Laascanood halkaas oo...
Muxuu yahay qorshaha safarka madaxwayne Xasan Sheekh ee Galmudug?
Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la qorshaynayaa in safar uu ku tago deegaanada maamulka Galmudug. Hadalkan waxaa sheegay Madaxwayne ku xigeenka maamulka Galmudug Cali Ciid oo intaas warkiisa ku daray in Galmudug lagu qaban doono shirka wada-tashiga Qaran. Madaxwayne ku xigeenka Galmudug Cali Ciid ayaa sheegay in bil kadib uu shirkaas oo...
Khasaaraha ka dhashay dab ka kacay suuqa Degmada Caabduwaaq
Caabudwaaq (Raxanreeb ) Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa dab xoogan oo khasaare – gaystay kaas oo ka kacay suuq wayn oo ku yaala degmada caabudwaaq ee gobolka galgaduud. Dabka ayaa ka dhashay sida ay sheegayaan wararka nasoo gaarayo Kaalin Shidaal xilli lagu shubayay, taasoo sababtay inuu dabku si xowli ah ugu faafo goobo...
Muqdisho maanta “Qare” ma laga isticmaali karaa ? sabab layaab leh
Muqdisho ( Raxanreeb ) Ganacsatada iibiso qaraha ee magaalada Muqdisho ayaa dood adag ka keenay maanta lacag canshuur ah oo lagu kordhiyay. Suuqa qaraha oo ku – yaala degmada Wartanabadda ayaa la sheegay in maanta uusan shaqayn sabab la xiriirta muranka ka dhashay lacagta canshuurta. Maamulka degmada Wartanabadda ayaa lagu soo waramayaa in ganacatada qaraha...
Dowladda MD Xasan Sheekh : ‘’AARGOOSI ‘’ siyaasadeed-FAALLO
Muqdisho ( Raxanreeb ) Isbedel kasta oo dal ka dhaco hubaal la’aan waxa uu saamayn togan iyo mid tabanba ku yeeshaa , dhinacyo badan oo siyaasadeed kuwaas oo dalka iyo dalkuba u soo shaqeeyay si kastaba. Dowladda markaas jirta ayaa bilaha ugu horeeya waxa ay sameysaa, isbedel ujeedka ugu wayn uu yahay in meesha laga...
DFS oo soo saartay Liiska 75 shirkad oo ku guulaystay tartanka xajka ee sanadkan
Muqdisho ( Raxanreeb ) Guddiga Tartanka Adeega Xajka sanadka 1444/2023 ee Wasaarada diinta iyo awqaafta DF ayaa soo saaray liiska shirkadaha ku guuleystay Tartanka adeega Xajka. Tartankan ayaa muddooyinkii la soo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho, waxaana jirtay cabasho mararka qaar ka imaaneysay habka loo qabtay tartanka. Wasaaradda Diinta & Awqaafta ayaa maalmihii la soo...
Galbeedka magaalada Nairobi oo 14 qof ay ku dhinteen+ sababta
Nairobi ( Raxanreeb ) Gaari ay saarnayeen arday iyo mid dadka rayidka ayaa shil ku – galay galbeedka magaalada Nairobi ee dalka Kenya. In ka badan 14 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen halka tiro kale oo intaas ka badan ay ku dhaawacmeen kuwaas oo u badnaa arday iskuul u socotay. Baska oo...
Toga Magaalada Hargaysa oo dad ay ku dhinteen kuwo kalena lagu la’ yahay
Hargaysa ( Raxanreeb ) Wararka RBC uu ka helayo magaalada Hargaysa ee Somaliland ayaa sheegaya in halkaas uu dhacay shil- gaari . Shilkan gaari ayaa sabab u ahaa ka dib markii gaariga oo ahaa nooca raaxada ah uu ku dhacay Toga magaaalada Hargaysa oo biyo badan ay ku jireen. Inta la xaqiijiyay shilkaas ayaa waxaa...









