DFS oo soo saartay Liiska 75 shirkad oo ku guulaystay tartanka xajka ee sanadkan

DFS oo soo saartay Liiska 75 shirkad oo ku guulaystay tartanka xajka ee sanadkan

Muqdisho ( Raxanreeb ) Guddiga Tartanka Adeega Xajka sanadka 1444/2023 ee Wasaarada diinta iyo awqaafta DF ayaa soo saaray liiska shirkadaha ku guuleystay Tartanka adeega Xajka.

Tartankan ayaa muddooyinkii la soo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho, waxaana jirtay cabasho mararka qaar ka imaaneysay habka loo qabtay tartanka.

Wasaaradda Diinta & Awqaafta ayaa maalmihii la soo dhaafay waxa ay xooga saaraysay  sidii loo xalin lahaa  cabashada jirtay sida guddiga tartanka saxaafadda u sheegay.

Leave a Reply

Your email address will not be published.