Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

WARCUSUB : Weerar qaraxyo ku bilowday oo ka dhacay duleedka Kismaayo
Post

WARCUSUB : Weerar qaraxyo ku bilowday oo ka dhacay duleedka Kismaayo

Kismaayo ( Raxanreeb ) Weerar ku bilowday qaraxyo ayaa Al- Shabaab waxa ay ku qaaday deegaanka Baarsanguuni ee duleedka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubadda Hoose. Dad ku sugan Kismaayo ayaa sheegay in weerarkan uu socday wax ka badan saacad halkaas oo laga maqlayay hubka culus. Halka uu weerarka ka dhacay waxaa ku suganaa ciidamo ka...

Banaanbax ka dhan ah Mahad Salaad & NISA & oo la filayo inuu ka dhaco Muqdisho.
Post

Banaanbax ka dhan ah Mahad Salaad & NISA & oo la filayo inuu ka dhaco Muqdisho.

Muqdisho ( Raxabreeb ) Banaanbax ka dhan ah Hay’ adda NISA iyo Taliyaha Hay’adaas Mahad Salaan ayaa lagu wadaa in maanta uu ka dhaco magaalada Muqdisho. Banaanbaxan waxaa horkacaya ehelada Taliyihii hoggaanka Hay’ adda NISA Cabdullaahi dheere oo ciidamo ka tirsan dowladda weerar ku qaaday hoygiisa halkaas oo ay ka kaxaysteen eheladiisa. Qalan qaabada Banaanbaxa...

MUQDISHO  : Waxba iskama bedelin amniga bisha Ramadaan
Post

MUQDISHO  : Waxba iskama bedelin amniga bisha Ramadaan

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa tan & markii la guda galay  bisha barakaysan ee Ramadaan xoojiyay – howlgalka ay ku doonayaan in ay ku sugaan amniga caasimadda. Ciidanka  ku guulaystay , intii ay wadeen howlgaladan  in albaabado u laaban goobo badan oo lagu iibinayay waxyaabaha maanka dooriya isla markaana xabsiga dhigay dad...

Saraakiisha la shaqaynaysay Farmaajo oo beegsi lagu bilaabay
Post

Saraakiisha la shaqaynaysay Farmaajo oo beegsi lagu bilaabay

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka tirsan Hay’adda NISA ayaa weerar ku qaaday guriga Taliyihii hore ee daba-galka Hay’adda NISA ee magaalada Muqdisho , isla markaana hoyga ka kaxaystay qaar ka mid ah ehalada Taliyaha Cabdullaahi Dheere. Xiliga weerarka uu dhacayay Cabdullaahi Dheere ayaa ku maqnaa dalka dibadiisa , ilaa iyo haddan lama sheegin sabab rasmi ah...

DHALIIL CUSUB : DFS oo isku koobtay howlgalada ka dhanka Al-Shabaab.
Post

DHALIIL CUSUB : DFS oo isku koobtay howlgalada ka dhanka Al-Shabaab.

Muqdisho (Raxanreeb) Dowladda Federaalka Soomaaliya  ayaa qorshaynaysa in ay bilowdo wajiga labaad ee howlgalka ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab ee ka socda qaar ka mid ah gobolada dalka. Waxaa soo baxaya dhaliilo hadda loo jeedinayo howlgalada Dowladda ay ku doonayso in ay kaga adkaato kooxda Al- Shabaab oo wali ah awood jirta oo ka...

SAWIRKA: Xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.
Post

Nairobi oo caga badan ku taagnayn & Soomaalida oo farta wadnaha ku haya

Nairobi(Raxanreeb ) Mucaaradka Kenya oo ka hadlay go’aan ka soo baxay booliska xilli maanta laga cabsi qabo dibad baxyo. Mucaaradka Kenya ayaa wacad ku maray in ay sii wadi doonaan mudaaharaadyada la qorsheeyay in ay dhacaan  inkastoo booliska ay ka digayaan in ay sii xoojin doonaan howlgallada ka dhanka ah. Mudaaharaadyada ayaa billowday todobaadkii hore,...

Khasaare  ka dhashay weerar qaraxyo ku bilowday oo ka dhacay Sh. Dhexe
Post

Khasaare  ka dhashay weerar qaraxyo ku bilowday oo ka dhacay Sh. Dhexe

Balcad (Raxanreeb) Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal ciidanka Dowladda Federaalka & kooxda Al- Shabaab ku dhaxmaray deeganka Ruun- Nirgood ee Shabeelaha Dhexe. Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay in dagaalkaas lagu jabiyay kooxda Al- Shabaab. Saraakiil ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in dagaal labada dhinac ay ku dhinteen sida ay hadalka u dhigeen...

Is qab qabsi miyaa ka taagan cayaal-weerada la sii daayo & sababta ?
Post

Is qab qabsi miyaa ka taagan cayaal-weerada la sii daayo & sababta ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Taliska ciidanka Booliska  Gobolka Banaadir ayaa sheegay in talaabo ay ka qaadi doonaan saraakiisha sii daysa  kooxa cayaal-weerarada ee lagu soo qabto howlgalada. Taliye Mahdi Macallin ayaa ku  canaantay saraakiisha  ciidanka sii daynta bilaa maxkamad la’aan cayaal wareerada  ciidanka gacanta lagu soo dhigay. Waxa uu sheegay Taliyaha in aan la aqbali doonin...

Dowladda suurtagal ma u  tahay in ay bilowday wajiga 2aad howlgalada
Post

Dowladda suurtagal ma u  tahay in ay bilowday wajiga 2aad howlgalada

Muqdisho (Raxanreeb ) Wajiga labaad ee howlgalada ka dhank ah kooxda Al – Shabaab ayaa lagu wadaa inuu ka bilowdo deegaano ka mid ah gobolada dalka. Inta badan ciidanka Dowlada Soomaaliya ayaa la wareegay deegaano badan oo  ay ku sugnayeen kooxda Al- Shabaab Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa  dhaq dhaaq waxa ay ka wadaan deegaano...

Wadajir oo lagu duqeeyay dad shacab ah & maamulka oo war ka soo saaray
Post

Wadajir oo lagu duqeeyay dad shacab ah & maamulka oo war ka soo saaray

Muqdisho (Raxanreeb ) Warar kala duwan ayaa ka soo – baxaya  hoobiyaal ah lagu garaacay meelo ka mid ah magaalada Muqdisho kuwaas oo khasaare kala duwan gaystay. Hoobiyaashan ayaa ku dhacay goobo ay ku sugnayeen dad shacab ah xaafadaha degmada wadajir sida ay sheegeen dadka deegaanka oo nala hadlay. Saraakiisha Dowladda oo nala hadlay ayaa...