Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Villa Soomaaliya ka bilaabay qacncinta beelaha qaar ee diidan maamulkiis , iyo habkasaamiga Dowladda ee beelaha ee Dowladda uu hoggaamiyo. Talaabooyinkan waxa ay ka danbeeyeen ka dib markii magaalada Muqdisho siyaabo kala duwan ay uga dhaceen shirar beeleedyo intooda badan lagu diidan yahay maamulka sanadka ka yar...
Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)
Nabadoon lagu dilay masjid ku yaala magaalada Gaalkacyo
Gaalkacyo (Raxanreeb ) Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa lagu dilay mid ka mid ah nabadoonada magaaladaas aadka loogu yaqaano. Ilaa hadda lama oga sababaha toogashada Nabadoonkan oo lagu magacaabi jiray Nabaddoon Cabdi Aadan Siyaad ( Cabdi Dheere) Dabley hubaysan ayaa sida la xaqiijiyay marxuumka ku toogtay bannaanka hore masaajidka Ramadaan oo ku yaalla xaafadda...
Sarkaal Nabad sugid ah oo lagu dhaawac weerar ka dhacay Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb ) Koox hubaysan ayaa maanta weerar ku qaaday guriga Taliyaha Nabad sugidda degmada Dayniil ee magaalada Muqdisho , kuwaas oo weerar ka dib goobta isaga tagay. Taliyaha la weeraray oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Cali Waqooyi ayaa deganaa xaafadda Saban Saban, halkaas oo ku dhow xerada Kulyadda Jaalle Siyaad. Weerarkaas ayay goobjoogayaashu waxa ay...
Shirka madasha wada-tashiga Qaran oo ka furmaya Baydhabo
Baydhabo (Raxanreeb ) Magaalada Baydhabo ee gobolka Baay waxaa lagu wadaa inuu ka furmo shirka madasha wada-tashiga Qaran ee madaxda maamul goboleedyada. Shirkan ayaa diirada lagu saarayaa , sii amba-qaada qorshaha wada- shaqaynta Dowladda Federaalka iyo maamul- goboleedyada iyo dhamaystirka shirarkii madasha. ‘’14 bishaan ayuu dhacayaa shirka madasha watashiga Qaran ajandayaal waa weyn ayaana looga...
Qof kasta oo Soomaali ah waxaa uu noqonayaa mid aqoonsi leh.
Muqdisho (Raxanreeb ) Golaha Aqalka Saree e Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha. Arrintan oo ka dhigan in muwaadin kasta ay waajib ku tahay qaadashada kaarka aqoonsiga (National ID), tanina ay noqonayso tallaabo wax weyn ka taraysa ; xal u helidda dhibaatada garan-waaga, nabadgalyada, mucaamalaadka maaliyadeed, ganacsiga,...
Beeluhu miyay dib u bilaabayaan howlgaladii ka socda Mudug ?
Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Deegaano ka mid ah Galmudug waxaa la xaqiijinayaa in markale ay ka bilowdeen in dib u bilowdo howlgaladii hakadka galay ee ka dhanka ahaa kooxda Al- Shabaab. Inkastoo aan la ogayn sababaha hakada howlgalada keenay , hadana waxaa loo aanaynayaa khilaaf ka jiray habka loo wajahayo iyo hoggaaninta dagaalka iyo howlgalada kooxda...
Somaliland ”shilalka” gawaarida oo xargaha goystay
Gabilay (Raxanreeb ) Laba qof ayaa ku geeriyootay tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib shil gaari oo ka dhacay dhacay magaalada Gabilay ee Somaliland. Gaari dad shacab ah ay saarnayeen oo safar ahaa ayaa ku rogmay duleedka magaalada Gabilay kaas oo sababay dhimashada iyo dhaawaca soo gaaray dadka gaariga la socday. Dhaawacyada qaar...
MUQDISHO : Al- Shabaab miyaa xiray goobihii lagu iibinayay maandooriyaha.
Muqdisho (Raxanreeb ) Inta badan waxaa la xaqiijinayaa in albaabada ay u laaban yihiin goobo badan oo caasimadda ah oo lagu iibinayay waxyaabaha maanka dooriya. Goobo badan oo lagu iibinayay waxyaabaha maanka dooriya ayaa la ogaaday in xilligan ay xiran yihiin , inkastoo ay jiri karaan goobo si qarsoodi ah loogu iibiyo waxyaabaha maanka dooriya....
Magaalada Muqdisho oo lagu dhax dagaalamay & khasaare ka dhashay.
Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo koox la rumaysan yahay in ay ka tirsan yihiin kooxda Al- Shabaab ayaa dagaal uu ku dhaxmaray degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho. Dagaalkan ayaa yimid markii weerar gaadma ah lagu qaaday bar kantarool oo ciidanka Dowladda ay ku leeyihiin degmada Huriwaa sida ay sheegeen dadka...
Puntland maxay u diiday shirkii Kismaayo ee maamul goboleedyada?
Kismaayo (Raxanreeb ) Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose waxaa lagu soo gaba- gabeeyay shir ay lahayeen xubno ka socda maamul goboleeyada dalka. Shirkan oo maalmo ka socday magaalada Kismaayo , waxaa ka qayb galay Wasaaradaha Amniga iyo Taliyeyaasha Booliiska ee Heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed. Miiska go’aanadan waxaa ka maqnayd maamul- goboleedka Puntland...



