Author: Hanad Ali Guled (Hanad Ali Guled)

Saciid Deni & su’aalaha ku gadaaman safarkiisa Imaaraadka Carabta
Post

Saciid Deni & su’aalaha ku gadaaman safarkiisa Imaaraadka Carabta

Garoowe (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa la soo sheeegayaa in maalmahan soo aadan uu safar ku tagi doono  Imaaraadka carabta oo fara galin ku haya arrimaha Soomaaliya. Safarka Madaxwaynaha Puntland markii uu soo baxay ayaa waxaa ka dhashay su’aalo badan oo ku saabsan ujeedooyinka gaarka ah ee ee Saciid Deni ee safarkiisa...

Post

Arrimaha Bulshada : Hoos u dhacay ku yimid qiimaha shidaalka

Muqdisho (Raxanreeb ) Hoos dhac dhanka Qiimaha ayaa ku yimid suuqyada Shidaal lagu  iibiyo ee  – magaalada Muqdisho sida ay sheegeen  ganacsatada shidaal. Waxa ay sheegeen ganacsatadan in in qiimaha shidaalka uu gaaray maalmahan 8.7-centi taas oo ay soo dhaweeyeen wadayaasha gadiidka. Qiimaha shidaalka ayaa markii hore ahaa 10-kii liter 10  doolar , waxaana muuqanaysa...

Post

Al- Shabaab gaysan lahaa di loo lagu toogtay duleedka Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb ) Wararka RBC uu ka helayo deegaanka Garasbalay ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaas ciidanka Dowladda ay ku toogteen xubin la sheegay inuu ka tirsanaa kooxda Al- Shabaab. Howlgalkan oo si gaar ah uga dhacay deegaanka Tabeelaha Sheekh Ibraahim ayaa waxaa lagu toogtay xubin ka tirsan Al-Shabaab, sida lagu sheegay qoraal...

Post

Shir la isugu yeeray laamaha amniga , lagama hadlin iska hor imaadyada ciidanka

Muqdisho (Raxanreeb ) Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa shir deg deg ah isugu yeeray laamaha amniga Dowladda Soomaaliya si looga hadlo xaqiijinta amaanka caasimadda. Shirkan oo loo arkayay mid  muhiim ah ayaa xogaha RBC uu helayo sheegaya in aan lagu soo hadal qaadan weerar maanta oo Sabti ah magaalada Muqdisho ku dhaxmaray ciidamo ka wada...

Post

BFS ‘’ 20% ayaan u jarnay mushaarkeena walaalaha Turky‘’

Muqdisho (Raxanreeb ) Xildhibaanada Barlamaanka – Soomaaliya ayaa cod gacan taag ah ku meel in mushaaradkooda laga jaro 20% si loogu gurmado dadka Turky-ga. Ka hor inta  loo gudbin  ajandaha ka  doodista Hindise sharciyeedyada horyaalay Barlamaanka ayay ka hor ku soo hadal qaadeen xaaladda ka taagan dalka Turky-ga. Golaha oo arrintaan si qoto dheer uga...

‘’ Nabad sugidda Soomaaliya Gabadha lagu shukaansadaa ‘’
Post

‘’ Nabad sugidda Soomaaliya Gabadha lagu shukaansadaa ‘’

Muqdisho (Raxanreeb ) Xildhibaan ka tirsan Golaha Aqalka saree e Barlamaanka Soomaaliya ayaa shaki galiyay hufnaanta shaqo ee dhallinyarada ka mid ah Hay’adda Nabad sugidda Qaranka. Senator Maryan Faarax Kaahiye oo maanta oo  sabti ah ka hor hadlaysay aqalka sare oo dood ka lahaa  Hindise sharciyeedka NISA oo soo maray Golaha shacabka ayaa sheegtay  in...

Post

Deni oo tan & markii  la doortay tagay Deegaanka Xaafuun

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynaha maamulka Puntland ayaa markii ugu horetsay waxa uu tahay deegaanka Xaafuun ka dib safari uu hore ugu tagay deegaanka Caluula. Safarka saciid Cabdullaahi Deni ayaa ujeedkiisa  lagu sheegay in Madaxwaynaha maamulkaas uu doonayo in dadka deegaankaas uu kala hadlo arrimo ay ka mid yihiin doorashooyinka Puntland. Sidoo kale Madaxwaynaha Puntland ayaa...

DEG-DEG : Dagaal  ka dhacay agagaarka Isgoyska ”Siinaay”ee Muqdisho.
Post

DEG-DEG : Dagaal ka dhacay agagaarka Isgoyska ”Siinaay”ee Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidamo ka wada tirsan dowladda oo qilaaf soo wada dhexgalay Ayuu u dhexeeya dagaalka, waxaana ka maqlayaa rasaas xooggan. Lama oga waxa sababay iska hor imaadka ciidanka Dowlada ku dhaxmaray Isgoyska Siinaay ee magaalada Muqdisho. Saraakiil ka tirsan Dowladda ayaa gaaray halka uu dagaalka maanta ka dhacay kuwaas oo dhaxgalay labada ciidan...

Aqalka sare ma ansixin doonaa Hindise sharciyeedka NISA ?
Post

Aqalka sare ma ansixin doonaa Hindise sharciyeedka NISA ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo Sabti mudanayaasha Barlamaanka Soomaaliya ayaa kulan ku yeelanaya xarunta Golaha shacabka ee magaalada Muqdisho kuwaas oo dood ku yeelanaya dhawr Hindise sharciyeed oo Golaha shacabka hor yaala. Guddoonka Barlamaanka ayaa ka hor inta aan furmay ayaa digniin u diray xildhinaanada inta badan ka maqan fadhiyada Barlamaanka Soomaaliya Sido kale maanta...

Post

Maxkamadda Ciidanka    Qalabka sida oo xukun dil ah fulisay

Muqdisho (Raxanreeb ) Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida ayaa Xukun Toogasho ah ku fulisay Qaasim Ducaalle Cabdi & Xasan Juulle Shaakir oo 10kii Janaayo 2023 si bareer ah u dilay Abuukar Maxamed Sheekh Nuuraani (Abirimo) oo ah Ganacsade & Cali Taliye Cariif oo Wade Bajaaj ah. Labadan askari ee xukunka dilka ah saakay lagu fuliyay ayaa...