Dhalinyaradaan oo gaaraya ilaa 5 ayaa Maamulka degmada Wadajir uu soo bandhigay Magacyadooda iyo Sawiradooda, waxaana lagu kala Magacaabaa.
Author: MR Guled (Hanad Guled)
Cagjar ‘’Waa la ciqaabayaa askrigii dilay xildhibaanad aweeriya Subcis‘’
Mustafe Cagjar ayaa sheegay in hay’adaha Amnigu ay gacanta ku hayaan baarista dhacdadan oo sidoo kale ay ku dhaawacmeen saddex ruux oo kale.
Dowladda iyo maamul – goboleedyada oo shir ugu furmaya Muqdisho
Madaxwaynaha maamulka Puntland oo ka baaqsaday shirkii bishii september oo uu uga qaybgalay Online
Todobaadkii labaad oo Maxkamada CQS dilal ay ka fulinayso Muqdisho.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u muuqata in maalmahan magaalada ay ka fulinayso dilalka dadka loo haysto arrimo ku saabsan Al- Shabaabnimo
Afhayeenka Gaashaandhiga “Masaajid Cali Gaduud weli duqeyn ayaa ku socoto”
Isagoo warbaahinta kula hadlayay magaalada Muqdisho , ayuu sheegay Afhayeenka in duqeymahan ay yihiin ..
Xildhibaan ku geeriyootay iska hor imaad ka dhacay Jigjiga.
Sida goobjoogayaashu ay sheegayaan waxaa rasaastaas geerida ..
Galmudug ‘’Saraakiil Al- Shabaab ayaa lagu dilay howlgalkii Qaayiib‘’
Qaayiib waa deegaan ay muddo dhib ku hayeen kooxaha argagaxisada ah.
Maxaa ka soo kordhay xaalada Deegaanka Qaayib ee Galgaduud ?
Guddoomiyaha degmada Caada-kibir, ayaa sheegay in ciidamada ay sii wadayaan howlgallada ka dhanka ah ururka Alshabaab.
Madaxweyne Deni Oo furay Kalfadhiga 51-aad Ee Baarlamaanka Puntland.
Waa Kalfadhigii 8aad ee baarlamaanka shanaad ee Puntland yeesho, waxaana u harsan laba kalfadhi oo keliya muddo xileedkooda.
Nuxurka sagootinta iyo wada- hadal dhaxmaray MD Xasan & James
Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey Danjire Swan doorka uu ka qaatay taageerada dowladnimada Soomaaliya