Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in dalalka Carabtu ay ku garab taagan yihiin Soomaaliya ku guulaysiga kursiga aan jogtada ahayn ee golaha amaanka ee Jimciyadda Quruumaha ka dhaxeysa oo ay tartan ugu jirto sidii ay xubin uga noqon lahayd.
Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)
Ra’isul Wasaaraha waddanka Slovakia oo la toogtay
Ra’iisulwasaaraha dalka Slovakia Robert Fico ayaa si xun ugu dhaawacmay dhowr xabbadood oo loogaga dhuftay qeybo ka mid ah jirkiisa Arbacadi, laakin ku xigeenkiisa ayaa warbaahinta u sheegay in uu rumeysan yahay in Fisco uu ka babaadi doono dhaawacyada soo gaaray.
Mareykanka oo gaadiid dagaal ku wareejiyay ciidamada Danab
Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Dowladda Mareykanka kala wareegay gaadiid dagaal oo loogu talagalay ciidamada kumaandooska Danab.
Maxkamadda Racfaanka oo go’aan ka gaareysa maanta kiiska Sayid Cali
Maxkamadda racfaanka ee gobolka Banaadir, ayaa lagu wadaa inay maanta go’aan kama dambeys ah, ka gaarto kiiska xasaasiga ah, ee loo haysto Sayid Cali Macallin Daa’uud, oo ku eedeysan inuu gubay xaaskiisii Luul Cabdicasiis Maxamed, oo u geeriyootay dab xooggan oo saameeyay jirkeeda oo idil.
Dibadbaxyada Georgia ee looga horjeedo sharciga cusub
Baarlamaanka Georgia ayaa ogolaaday sharci muran dhaliyay oo ku qasbaya kooxaha bulshada rayidka iyo hay’adaha warbaahinta in ay shaaca ka qaadaan shisheeyaha maalgaliya.
Labo sarkaal ayaa la dilay saddex kalema waa lagu dhaawacay kaddib markii la weeraray gaari ay ku wadeen maxbuus
Ugu yaraan labo sarkaal oo booliska Faransiiska ayaa la dilay saddax kalena way dhaacameen kaddib markii la weeraray gaari kuwa maxaabisita lagu qaado.
Maxkamadda G/ Banaadir oo shaacisay go’aan ka gaariska kiiska Koofi Cabdul & Saabeey
Maxkamadda Gobolka Banaadir, ayaa la filayaa in au go’aan ka soo saarto dacwad musuq maasuq oo loo heysto masuuliyiin hore oo dowladda Soomaaliya, ka tirsanaa kuwaas oo gaaraya in ka badan 10 agaasime oo ka soo shaqeeyay hey’adda Socdaalka, jinsiyadda, Wasaaradda maaliyadda, Bangiga dhexe iyo Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Soomaaliya.
Ardey jaamacadeed oo Afduub loo haystay dalka Nigeria oo la soo furtay kaddib is rasaaseyn dhacday
Koox ardey jaamacadeed ah iyo dhibanayaal kale oo lagu afduubtay waqooyiga Nigeria ayaa la soo badbaadiyay Axadii, sida masuuliyiinta wadankaasi ay sheegeen.
Sacuudiga oo daqiiqadihii ugu dambeyay dib u dhigay fulinta qisaasta nin Kenyaan ah
Nin u dhashay dalka Kenya oo lagu waday in lagu fuliyo qisaas dil ah dalka Sacuudiga ayaa daqiiqadihii ugu dambeyay dib loo dhigay kadib olole ballaaran oo uu laga sameeyay baraha bulshada.
Madaxweyne Xasan oo xarigga kajaray xarun muhiim u ah Shacabka Muqdisho
Madaxweymaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa galabta xarigga ka jaray xarunta Kaydka Gaaska cuntada Soomaaliya kaas oo lagu magacaabo Banaadir Gas LTD.









