Faah faahino dheeraad ah, ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay duqeymo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn geeysteen xalay ka dhacay qaybo kamid ah gobolka Hiiraan.
Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)
Soomaaliya oo beenisay in ay kawada hadleen Xasan Sheekh iyo Ruto arrimaha Badda
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ay kasoo saartay warbixin lagu daabacay Wakaaladda Wararka Reuters, ku tilmaamtay mid waxba kama jiraan ah, taas oo la xiriira arrimaha Badda in ay kawada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo William Ruto.
Diblamaasi muddo 40 sano ah jaajuusayay dowladda Mareykanka oo 15 sano lagu xakumay
Diblamaasi hore oo Mareykan ah ayaa Jimcihi lagu xakumay 15 oo xarig ah, kaddib marki uu qirtay inuu jaajuus u ahaa Dowladda Cuba.
7 ka mid ah qoyska hoggaamiyaha Xamas oo lagu dilay Gaza
Ciidamada Israa'iil ayaa sheegay Arbacadii inay dileen saddex caruura oo uu dhalay hoggaamiyaha sare ee Xamaas, Ismaaciil Haniyah, ka dib weerar dhinaca cirka ah oo ay ka geysteen marinka Gaza.
Maxay uga duwan yihiin ciidamada Soomaaliya ay dalbatay iyo kuwa ATMS
Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, ayaa aqbalay, soona dhoweeyey codsi dhowaan ay gudbisatay Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo ahaa in la helo ciidamo caalami ah, oo beddela kuwa howlgalka ATMIS Ex Amisom.
Muqdisho: howlgallo lagu soo qabtay rag sitay waxyaabaha….
Warar dheeraad ah, ayaa kasoo baxaya howlgal ay maanta ciidamada amniga ee dowladda Soomaaliya, ka sameeyeen xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir.
Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday xero ku taalla Kenya
Faah faahino dheeraad ah, ayaa kasoo baxaya weerar culus oo ay maanta dagaalyahanada Al-Shabaab ku qaadeen meel u dhow magaalada Mandera ee dalka Kenya.
Cabsi xooggan oo ka jirta garoonka Muqdisho oo u baaqdeen diyaaradihii caalamiga ahaa
Warar dheeraad ah, ayaa laga helayaa magaalada Muqdisho, kaas sheegaya in maanta diyaaradaha caalamiga ah, ee imaan jiray caasimada ay joojiyeen gebi ahaanba duulimaadyadii tooska ahaa ee ay ku ku imaan jireen garoonka caalamiga ah, ee Aadan Cadde Airport.
Sucuudiga oo war ka soo saaray maalinta ciidda
Maxkamadda sare ee Sacuudiga ayaa bayaan ay soo saartay ugu baaqday dadka deegaanka inay soo sheegaan aragtida dayaxa oo ay la socodsiiyaan maamullada ay kala leeyihiin.
Al-Shabaab oo weerar ay damacsanaayeen laga hortagay
Faah faahino dheeraad ah, ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay duqeymo diyaaradeed oo maanta ka dhacay qaybo kamid ah koonfurta gobolka Mudug halkaas oo lagu beegsaday kooxda Al-Shabaab.









