Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo xubno ka tirsan golihiisa wasiirrada ayaa xalay tegay isbitaalka Digfeer oo la dhigay inta badan mas’uuliyiintii iyo dadkii kale ee ku dhaawacmay weerarkii hotel SYL ee magaalada Muqdisho.
Author: Mohamed Jibril (Mohamed Jibril)
Aabe ceeji loogu dhex dilay suuqa Bakaaraha
Faah faahino kala duwan ayaa kasoo baxaya dhacdo argagax leh oo xannuun badan oo xalay ka dhacday gudaha Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, kadib markii si arxan darro loogu dilay Aabbe degaanaa gudaha suuqaasi.
Soomaaliya oo deyn badan looga cafiyay Paris
Magaalada Paris ee dalka France, ayaa lagu saxiixay Heshiis Dowladda Soomaaliya looga cafiyay lacag dhan $1.2 Bilyan oo ay la haayeen dalalka ku bahoobay Nadiga Paris Club.
Soomaaliya oo ka hadashay kaalmadii uu ka jartay Imaaraadka
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa “dacaayad” ku tilmaantay warar sheegayay in uu hakad ku yimid mushaharka qaar ka mid ah ciidamada dawladda, sababo la xariira in mid ka mid ah dalalka shisheeye ee ciidamada Soomaaliya ka caawin jiray mushaarka uu joojiyay lacagihii kaalmada ahaa ee uu bixin jiray dalkaasi.
Dagaal culus oo ka qarxay magaalada Baladweyne
Faah faahino dheeraad ah, ayaa laga helayaa dagaal culus oo u dhexeeyay ciidamada maamulka HirShabelle iyo kuwa kale oo taabacsan maamulka la magac baxay Hiiraan State ee ku sugan gudaha magaaladaasi.
Maraykanka oo meel mariyay sharci horseedi kara in dalka oo dhan laga mamnuuco TikTok
Sharci dejiyaasha Maraykanka ayaa meelmariyay sharci horseedi karo in Appkaaasi la mabnuuco.
Sawirro: Dowladda Soomaaliya oo lagu wareejiyay gaadiid dagaal
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin, ayaa maanta Midowga Yurub, kala wareegay Gaadiid dagaal oo loogu tala galay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Dal biyo iyo koronto lacag la’aan ah dadweynehiisa siinaya
Dowladda Jaad ayaa ku dhawaaqday in biyo iyo koronto lacag la’aan ah ay siineyso dadweynaheeda tan iyo dhammaadka sannadka. Waxaana qoyskiiba loo qoondeeyey 15,000 liitar oo biyo ah iyo 300 kWh oo koronto ah. Sidoo kale dowladdu waxay sheegtay in daynta laga masixi doono dadka dan yarta ah ee lagu leeyahay lacag biyoo ama koronto.
Jowhar oo ka dhacay shir u dhaxeeyay Hirshabeelle iyo hay’adaha QM
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa maanta shir guddoomiyay kulan u dhaxeeyay maamulka Hirshabeelle iyo Hay’addaha UN-ka ee ka shaqeeyo arrimaha gargaarka bini’aadanimo ee WFP.
Mareykanka oo taageero weyn u fidinaya Soomaaliya
Dowladda Mareykanka ayaa taageeraddii ugu weyneyd u fidinaysa Dowladda Federaalka Soomaaliya, xilli dalka uu ka jiro xiisad siyaasadeed.









