Booliska oo Muqdisho ku soo bandhigay waxyaabaha maanka dooriya.

Booliska oo Muqdisho ku soo bandhigay waxyaabaha maanka dooriya.

Muqdisho (Raxanreeb) Ciidanka Booliska Soomaaliya oo Muqdisho ku gubay waxyaabaha Muqaadaraadka oo lagu soo qabtay howlgal ay ciidanka ka sameyeen xaafadaha qaar ee G/Banaadir.

Waxyaabaha la gubay ayaa ka koobnaa Xashiish calaq iyo cirbado sidoo kale waxaa la soo bandhigay illaa 4 ruux oo ku eedeysan ka ganacsiga Maandooriyaha.

Booliska oo arintaan ka hadlay ayaa sheegay in dilalka iyo kufsiga ka dhaca Muqdisho ay sabab u yihiin isticmaalka Drugska, islamarkaana dhallinyarada ciyaal weeradana ay si darran u isticmaalaan.

Hajir show

Leave a Reply

Your email address will not be published.