Waxaa la filaya in kulan degdeg ah ay berri oo Axad ah yeeshaan wasiirrada arrimaha dibadda dalalka ku mideysan Ururka Jaamacadda Carabta, kaasi oo looga arrin sanayo colaada ka jirta bariga dhexe iyo beegsiga lagu hayo dalalka Khaliijka. Kulanka ayaa la filaya in xubnaha ay diirada si gaar ah uga saraan beegsiga Iiraan ee dalalka...
Wefdi uu hoggaaminayo madaxweyne Xasan Sheekh oo u amba baxay dalka Tanzania
Aruusha ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta u dhoofay magaalada Ruusha ee caasimada dalka Tanzaaniya, halkaasi uu ka qeyb galayo meertada 25-aad ee shir madaxadeedka Ururka dallada bulshada Bariga Afrika oo ay ku mideysan yihiin ilaa iyo sideed dalka. Wefdiga madaxweynaha waxaa qeyb ka ahaa wasiirka arrimaha dibadda...
Imaaraatka oo shaaciyay tirada gantaalada iyo diyaaradaha aan duuliyaha laheyn
Dubai (Raxanreeb Online) Wasaaradda gaashaandhigga ee Imaaraadka Carabta ayaa sheegtay in nidaamyadeeda difaaca cirka ay qabteen sagaal gantaal oo ballistic ah iyo 109 diyaaradood oo aan duuliye lahayn maanta Jimce ah. Wasaaraddu waxay sheegtay in dhammaan sagaalka gantaal ee la ogaaday maanta la burburiyay.Mas’uuliyiintu waxay sidoo kale ogaadeen 112 drone; 109 ka mid ah waa...
Maxaa looga hadlay kulanka golaha wasiirrada?
Muqdisho (Raxanreeb Online) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta looga hadlay amniga dalka, gurmadka xaaladda abaaraha, hawlgalladdii ugu dambeeyay ee ciidamada Xoogga Dalka ay kula wareegeen deegaanno horleh. Kulanka Golaha oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey heshiisyo caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal muhiim ah. kuwaas oo kala ah:...
Gantaalo iyo diyaarado aan duuliyaha laheyn oo ku dhacay Azerbaijan
Azerbaijan (Raxanreeb Online) Gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn ayaa ku dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha Nakhchivan ee Azerbaijan. Ilo ku dhow dowladda Azerbaijan ayaa sheegay in gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn (drones) oo ka yimid jihada Iiraan ay Khamiistii ku dhaceen agagaarka garoonka diyaaradaha ku yaalla gobolka Nakhchivan ee Azerbaijan, sida ay sheegtay wakaaladda...
85 Neef oo Ari ah oo ku Dhintay Biriq ku Dhufatay Magaalada Wajir
Wajir (Raxanreeb Online) Ugu yaraan 85 neef oo ari ah ayaa ku dhintay kaddib markii biriq ku dhufatay deegaanka Tula Tula, oo ka tirsan magaalada Wajir ee gobolka Waqooyi Bari Kenya. Dadka deegaanka ayaa sheegay in dhacdadan ay dhacday kaddib roob ka da’ay tuulada, xilli ay xooluhu ku sugnaayeen goob ay isugu yimaadeen. Biriqda ayaa...
Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay dhameystirka dib u-eegista dastuurka
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Xildhibaanada labada aqal Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa si aqlabiyad u ansixiyay dhameystirka dib u-eegista dastuurka dalka, kaasi oo qabyo ahaa tan iyo sannadkii 2012. Fadhiga maanta oo ay soo xadireen inta badan xildhibaanada labada aqal, ayaa ahaa mid xasaasi ah. Guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay hareer fadhiyeen...
Iiraan oo kordhisay weerarada ay ku beegsaneyso xarumaha Mareykanka ee Bariga Dhexe
Tehran ) Raxanreeb Online) Weerar loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliye lahayn (drone) ah ayaa lagu qaaday xero taageero saadka ah oo ay leedahay safaaradda Maraykanka kuna taalla agagaarka Garoonka Diyaaradaha Baqdaad, sida uu sheegay weriye ka tirsan Al Jazeera. Waaxda arrimaha dibada ee Mareykanka & safaaradda US ee Riyadh ayaa oggolaaday in shaqaalaha aan muhiimka...
Booliska Soomaaliya oo ka hadlay sababta ay u xireen mid kamid ah la-taliyeyaasha madaxweynaha Puntland
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya ciidanka Booliska Soomaaliya oo xalay magaalada Muqdisho, ku xiray mid kamid ah la-taliyeyaasha madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, kaasi oo lagu tuhunsan yahay inuu ku lug lee yahay falal lidi ku ah amniga Caasimada. Axmed Hurre, ayaa xiliga la xirayay waxa uu ku sugnaa hotel...
Maxey kawada hadleyn Agaasimaha hay’adda Socdaalka iyo Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ?
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mustafa Dhuxulow, ayaa kulan la qaatay Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa UNSOS, James Swan, iyo wafdi uu hoggaaminayay. Agaasime Mustaf Dhuxulow ayaa la wadaagay wafdiga horumarradii ugu dambeeyay ee Hay’adda ee dhinaca adeeg bixinta, oo ay ka...








