Ciidanka Xoogga Dalka ayaa saacadihii ugu danbeeyay howlgallo ay ka sameeyeen deegaannada Gobolka Hiiraan ee Bartahama Soomaaliya ka saaray goobo A-Shabaab ay haysteen sida lagu sheegay warbaahinta Ciidamada SNA Radio
Mustafe Cagjar oo sheegay DFS inay ka taageeri doonan la dagaallanka Al-Shabaabd
Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafa Muxumed Cagjar ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed xilligaan dhibaatada heysta kaliya ay tahay mid ay ku hayaan Ururka Al-Shabaab oo weeraro kala duwan ka geysta Gobolada dalka Soomaaliya
Waa sidee Dhaawacyada isbitaallada Muqdisho ee laga keenay Buulaburde ?
Saraakiisha caafimaadka isbitaalada magaalada Muqdisho ayaa sheegay in qaar ka mid ah dadka soo dhaawacmay
Nin Soomaali oo weerar khasaare kala duwan ka dhashay ka geystay Jarmalka
Muwaadin Soomaaliyeed ayaa laba qof ku dilay mid kalena dhaawacay kadib weerar uu ka geystay duleedka magaalada Ludwigshafen ee gobolka Rhineland ee dalka Jarmalka
Xogta qorshaha lagu weerarayo saldhigga ugu weyn ee Al-Shabaab
Madaxweynaha HirShabeelle oo hoggaaminaya howl-galka gobolka Shabeellada Dhexe looga xoreynayo kooxda Al-Shabaab ayaa markii u horeysay shaaciyay inay qorsheynayaan qabsashada saldhiga u weyn Al-Shabaab ee gobolkaas
MD Xasan Sheekh Dib u eegis miyuu ku samaynayaa howlgalka Sh. Dhexe (XOG )
Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ayaa la xaqiininayaa inuu ka fakarayo sidii uu ula imaan lahaa qorshe ka duwan kan hadda lagu wajahayo Shabeellaha Dhexe.
Kooxda Al Shabaab oo jaray Buundada Buulaburde.
Qaraxan ayaa si gaar ah uga dhacay Buundada degmada Buulburde ee gobolka Hiiraan.
ATMIS Far baa ku godan.
Hadda ciidmadii XDS waa kuwa dagaalka adag kula jira cadowga ,Shacabkii waa kaa ku kacay Shabaab ,laakiin nasiib ..
DF oo sheegtay inay howlgallo ku dileen xubno katirsan Al-Shabaab
Ciidamada Ururka 8aad Guutada 18 aad ee Kumaandooska Gorgor ee xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Maanta howgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka sameeyay degaano u dhow degaanka Nuur Fanax ee Gobolka Hiiraan
Fiqi oo shaaciyay xilliga la billaabayo dagaalka Al-Shabaab Galmudug
Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa shaaca ka qaaday xilliga dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab laga billaabayo deegaanada Galmudug


