Category: Warar

Home » Warar » Page 477
Post

Mahad Salaad oo loogu yeeray Barlamaanka si wax loogu waydiiyo amaanka.

Muqdisho ( Raxanreeb )  Xilibaanada aqalka sare ee Baarlamanka ayaa  u yeeray Taliyaha Hay’ada nabad sugiddaSoomaaliya Mahad Maxamed Salaad. Gole- joojinta Taliyaha NISA ayaa ujeedkiisa waxa uu yahay in su’aalo laga  weydiiniyonAmni darada magaalada muqdisho iyo xaalada guud ee amniga guud ahaan dalka. Waxaa la xaqiijinayaa in  kulan albaabada u xirin yihin dhaxmaray Guddoonka Baarlamanka...

Post

Ammaanka caasimadda oo loo taag la’ yahay & ciidamo dheeraad ah oo Dowladda howlgalisay.

Muqdisho ( Raxanreeb ) Dowladda Federaalka ayaa wada dadaalo ay ku doonayso in ay wax kaga qabato ammaanka degmooyinka magaalada Muqdisho. Maalmihii la soo dhaafay magaalada Muqdisho waxaa si aad ah uga soconayay howlgal la sheegay in Dowladda ay ku xaqiijinayso ammniga caasimadda. Howlgalada ayaa saameyn xoog badan waxa ay ku yeelatay , bulshada magaalada...

Post

Ra’iisulwasaare Xamse “Laba jiho ayaa lagala dagaalamayaa kooxda Al- Shabaab “

Muqdisho ( Raxanreeb ) Ra’ iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay ka go’ an tahay in cagta mariso kooxda Al- Shabaab. Ra’ iisulwasaare Xamse Cabdi Bare ayaa sheegay in Dowladda ay balanqaadayso in dhinacyo badan ay kala dagaalanto kooxda Al- Shabaab oo uu sheegay in laga saaray meelo badan oo dalka...

Post

Masuul ka tirsan maamulka Gedo oo lagu toogtay Garbaharay.

Garbaharay (Raxanreeb ) Magaalada Garbaharay ee gobolka Gedo waxaa lagu dilay masuul ka tirsan maamulka magaalada sida ay ku warameen dadka deegaanka. Dilkan ayaa loogu gaystay magaalada Garbahaaray Gudoomiye waaxeed  lagu Magacaabi jiray Maxamed Sheekh . Saraakiil ka tirsan maamulka magaalada  Garbaharay ayaa sheegay in dilkan ay ka danbeeyaan kooxda Al- Shabaab ee dagaalka kala...

Post

Wiil Soomaali ah oo lagu dilay Caasimada Ireland

Dublin (Raxanreeb ) Waxaa lagu Dilay Galbeedka Magaalada Dublin ee Caasimada Ireland Wiil Lagu Magacaabo Mahamud Ilyas Dadiisuna ay tahay 22 sano Jir, Mohamed Asal ahaan waxa uu ka soo jeedaa Somali. Maydka Mohamed Ilyas ayaa Waxaa laga  dhax helay Roog dhaxdiisa waxaana helay Nin lugaysiinayo Eygiisa. Policeka waxa uu ka codsaday Cid kasta oo...

Post

Fadeexada Midowga Yurub hareysay ee Qatar

Xildhibaannada reer Greece ee baarlamanka Midowga Yurub, Eva Kaili, ee ay kusoo baxday fadeexadda la xiriirta Qatar, “kama war hayn jiritaanka” lacagta kaashka ah ee laga helay gurigeeda, waxaa sidaas AFP u sheegay qareenkeeda.

Booliska Kenya oo gacanta ku dhigay nin u dhashay Canada oo ku biirayay Al-Shabaab
Post

Booliska Kenya oo gacanta ku dhigay nin u dhashay Canada oo ku biirayay Al-Shabaab

Booliiska kahortagga iyo la dagaallanka Argagixisada Kenya (Kenyan Anti – terrorism Police Unit -ATPU) ayaa xabsiga dhigay Ilyaaas Cabdulxamid (Elias Abdulhamid) oo ku eedeysan in uu qorsheeynayey in uu ku biiro dhaq-dhaqaaqa Alshabaab oo dowladda Soomaaliya kula jirto dagaal culus laga soo billaabo June-2022, Booliiska ayaa shaaciyey in la tuhunsaan yahay lagu qabtay magaalada Lunga lunga ee ismaamulka Kwale kaas oo 6KM oo keli ah u jirta xadka Kenya kala dhexeeya dalka Tanzania.

Xamsa Barre oo gaaray Aadan Yabaal
Post

Xamsa Barre oo gaaray Aadan Yabaal

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminay ayaa gaaray degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellada dhexe oo ka mid ah magaalooyinka ugu muhiimsan ee dhawaan laga saaray Al-Shabaab.