Dublin (Raxanreeb ) Waxaa lagu Dilay Galbeedka Magaalada Dublin ee Caasimada Ireland Wiil Lagu Magacaabo Mahamud Ilyas Dadiisuna ay tahay 22 sano Jir, Mohamed Asal ahaan waxa uu ka soo jeedaa Somali.
Maydka Mohamed Ilyas ayaa Waxaa laga dhax helay Roog dhaxdiisa waxaana helay Nin lugaysiinayo Eygiisa.
Policeka waxa uu ka codsaday Cid kasta oo haysa xog ku saabsan Dilka Mohamed Ilyas in Ay la soo xiriiraan Xarunta ugu dhaw Police Station
Xaruntan ayaa lagu magacaabaa Ashbourne Garda Station oo ku taalo Galbeedka Magaalada Dublin.
Leave a Reply