Warar hoose ayaa sheegaya in buux lagu heystay dhaqaala badan oo uu lunsaday..
FAAHFAAHIN : Masuuliyiin la sheegay in ay ku dhinteen qaraxyada Beledwayne
Gudoomiye kuxigeenka Gobalka Hiiraan Abuukar Cabdullaahi Maadeey Iyo wasiirka Caafimaadka Hirshabeelle ayaa
MUQDISHO : Guryo ay deganayeen Al- Shabaab oo gudaha loo galay .
Degmooyinka Yaqshiid, Huriwaa iyo Hodan ayaa ciidanka Hay'adda Nabad sugida ..
DEG -DEG : Qaraxyo ka dhacay magaalada Beledwayne ee Hiiraan
Weriyayaal ku sugan Beledwayne ayaa goor dhow RBC u sheegay in laba qarax ay ka kala dhaceen gudaha..
Shaki – ku gadaaman duqeynta lagu dilay wiil uu dhalay Xasan Daahir
Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa mar ka mid ahaa raga ugu saameynta badan Al-Shabaab waxaana uu hadda u xiran dowladda Federaalka Soomaaliya
Dowladda ‘’ Waxaan dilnay sarkaal la doon-doonayay ‘’
Hawlgalkan oo ay iska kaashadeen ciidamada Soomaaliya iyo kuwa beesha caalamka ayaa ka dhacay deegaanka Xaramka ee gobolka Jubbada Dhexe
QM: Soomaaliya waxay wajaheysaa macluul daran
Midoobay ayaa soosaartay digniin horleh oo ku saabsan natiijada ka dhalan karta Abaarta ka jirta Soomaaliya, Gurmad la’aanta haysata Malaayiinta ruux ee Cunno & Biyo la’aanta isugu darsantay iyo saadaasha aan habboonayn ee halista macluusha lagu muujinayo
DF & IMF oo ka shiray dhaqaalaha Soomaaliya
Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya waxaa maanta ka furmay shirka Dowladda Soomaaliya iyo Ha’adda IMF ee hannaanka dib-u-eegista iyo horumarinta maaliyadda Dalka
Siyaasigii xil waayow xil-kasnimo ha ka tegin! W/Q Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan
Siyaasigii xil waayow xil-kasnimo ha ka tegin!Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan Dad-weynuhu waa yaqaanaan dantooda, dalkoodana waa jecelyihiin! Waa caado yaab badan oo dhaqan u noqotay siyaasiga Soomaaliyeed in marka laga qaado xilka uu hayo uu markiiba ku boodo mikrofoonka (microphone-ka), ama heer federal ha ahaado ama heer dowlad goboleed, waxaa iyadana taas ka daran isla markiiba...
Maamulka Sh. Hoose & Odayaasha dhaqanka oo isku raacay dhameynta Khilaaf jiray.
Degmada Walawayn ee Shabeellaha hoose waxa maanta lagu qabtay kulan laba geesood ah oo ay wada yeesheen maamulka degmada iyo Odayaasha dhaqanka.