Category: Warar

Home » Warar » Page 564
Natiijo  laga gaaray khilaafka ‘’Doorashada’’ Puntland
Post

Natiijo  laga gaaray khilaafka ‘’Doorashada’’ Puntland

Garoowe (Raxanreeb ) Wada- hadalo  lagu doonayay in lagu dhameeyo xiisada doorashada ee deegaanada maamulka Puntland ayaa wax xooga ah horumar laga gaaray ka dib rashado dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay magaalada Garoowe. Maalmihii la sood dhaafay waxaa soconayay qorshe lagu doonayo in meesha laga saaro wax kasta oo salka ku hayay...

Khartuum : Duqeymo toos ah oo ka socda magaalooyinka SUDAN
Post

Khartuum : Duqeymo toos ah oo ka socda magaalooyinka SUDAN

Khartuum (Raxanreeb ) Duqeymo badan oo dhanka cirka ah iyo iska horimaadyo ayaa laga soo sheegay magaalooyin ka mid ah dalka Suudaan  taas oo dhabar jab ku ah dadaaladii lagu doonayay  in lagu qaboojiyo dagaalkaas. Magaalada iyo magaalooyin kale ayaa sidoo kale la sheegay in ay ka dhaceen duqeymo culus. Dadka ku sugan magaalada Khartuum...

Safarka Mahad Salaad New York ma xog dusin baa ?
Post

Safarka Mahad Salaad New York ma xog dusin baa ?

New York  (Raxanreeb ) Warar kala duwan ayaa ka soo baxay , safar  Taliyaha Hay’adda NIS Mahad Mohamed Salaad uu ku tagayo dalka Mareynkanka , halkaas oo ku joogi doono  booqasho qaadan doonta dhawr cisho. Waxa la sheegay in Mahad uu tagi doono magaalooyinka New York iyo Washington DC, isagoo wadahadalo halkaasi kula leh madaxda...

Amb. Saalim ”Si xun ayaa la ila dhaqmay waana ka tagay safiirnimada”
Post

Amb. Saalim ”Si xun ayaa la ila dhaqmay waana ka tagay safiirnimada”

Jidah (Raxanreeb) Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay Boqortooyada Sacuudi Carabiya Amb Saalim Macow Xaaji ayaa iska casilay xilkaasi, kaddib markii laga reebay ka qeyb galka Shirkii 32aad ee Jaamacadda Carabta oo ka dhacay magaalada Jeddah. Amb. Saalim ayaa ku eedeeyay Madaxa hab maamuuska Madaxweynaha inay si xun ula dhaqantay, ayna u geysayay aflagaado. Safiirka ayaa ka...

Dooda maanta ee shirka Maayarada ee  ka socda magaalada Muqdisho
Post

Dooda maanta ee shirka Maayarada ee  ka socda magaalada Muqdisho

Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay Boqortooyada Sacuudi Carabiya Amb Saalim Macow Xaaji ayaa iska casilay xilkaasi, kaddib markii laga reebay ka qeyb galka Shirkii 32aad ee Jaamacadda Carabta oo ka dhacay magaalada Jeddah. Amb. Saalim ayaa ku eedeeyay Madaxa hab maamuuska Madaxweynaha inay si xun ula dhaqantay, ayna u geysayay aflagaado. Safiirka ayaa ka cawday in...

WARCUSUB : Qarax ka dhacay degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho
Post

WARCUSUB : Qarax ka dhacay degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb ) Qarax nuuca miinada soo boodada ah oo dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay laamiga dheer ee degmada Dayniile, gaar ahaan halka loo yaqaan ceelka Ifis. Sida aan wararka ku helnay qaraxan ayaa lala eegtay gaari nuuca ciidanka ah oo ay wateen ciidamo katirsan booliiska sida milatariga u...