Degaanka uu dagaalka ka dhacay ayaa maalmihii ka soo dhaafay waxaa ka soconayay
Wasiir Xasan Shire”Deni Puntland waddo qaldan ayuu ku wadaa”
''Deni wuxuu rabaa in uu saddex gobol oo keliya ka qabto doorasho oo Sool iyo Sanaag la tuuro
Maxaa Looga Hadlay Shirka Golaha Wasiirrada Soomaaliya?
Kulanka oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa..
DEG DEG :Nabadoon caan ah oo ku geeriyooday dagaal ka dhacay Moqokori.
Waxa uu ahaa Cilmi Hagar Guure nabadoonka guud ee beesha Cali madaxweyne waxa ..
Ma waxa jira Heshiis wada-ogol oo ay gareen Soomaaliya & Itoobiya ?
Xog laga helay xafiiska Raysal wasaaraha Itoobiya ayaa sheegeysa in..
Wiil da’yar oo Shabaab ka tirsanaa oo isku dhiibay Galmudug.
Saraakiisha ciidanka Daraawiishta Galmudug ayaa sheegay inay..
Soomaaliya & Mareykanka oo heshiis gaaraya $86.7 Milyan kala saxiixday
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamuud Cabdiraxmaan Faarax (Beenebeene), oo uu weheliyo Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Nuur iyo Danjire Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Danjire Larry André ayaa kala saxiixday heshiis horumarineed oo u dhaxeeya Soomaaliya iyo Mareykanka
Mareynkanka oo Soomaaliya ugu yaboohay lacag dhan 86.7 Milyan
Dowladda Soomaaliya ayaa uga mahadcelisay dowladda Mareykanka..
Wasiirka difaaca iyo Taliyaha xoogga maxay ku soo arkeen Baxdo ?.
Xubnahan ayaa booqday deegaano hoos - yimaada deegaanka Baxdo , halkaas oo dhawaan laga saaray kooxda Al- Shabaab..
DF oo sheegtay inay caqabad ka haysto soo celinta ciidamada jira Eritrea
Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Soomaaliya Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) oo ka mid ah wafdiga madaxweynaha Soomaaliya ee ku sugan dalka Itoobiya ayaa qeyb ka mid ah wareysi uu siiyay VOA wuxuu uga hadlay arrimaha ku gedaaman in ciidanka Soomaaliyeed ee tababarka u jooga dalka Eritrea dib loogu soo celiyo dalkooda