Category: Warar

Home » Warar » Page 572
 MD Xasan oo dhaqaalle ka raadinaya Doha & saluug ka jira xiriirka Jubbaland & Abu Dhabi
Post

 MD Xasan oo dhaqaalle ka raadinaya Doha & saluug ka jira xiriirka Jubbaland & Abu Dhabi

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya ayaa socdaalo dhawr cisha ah ku – tagaya magaalada  Doha ee dalka Qatar halkaas oo uu kula kulmi doona madaxda dalkaas. Safarka Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daraan sidii Doha taageero dhaqaale u siin lahayn Dowladda Soomaaliya iyo dhamaynta mad madow wali ku gedaaman wanaajinta xiriirka labada dhinac....

Gantaalo Ciidanka Somaliland  ay ku garaaceen laascanood ee gobolka Sool
Post

Gantaalo Ciidanka Somaliland  ay ku garaaceen laascanood ee gobolka Sool

Laascanood (Raxanreeb ) Somaliland ayaa lagu soo waramayaa in saaka weerar hoobiyaal ah ay ku qaaday , gudaha magaalada Laascanood ee gobolka Sool . Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay maqlayeen dhawaqa hoobiyaasha kuwaas oo ku dhacayay xaafadaha  magaalada Laascanood , halkaa soo inta badan ay isaga  barakaceen dadka maagaalada. Goobjoogayaal ayaa sheegay in hoobiyaasha...

DENI ‘’Xoghaynta Madaxwaynaha  Xamse Fariintii lagu soo dhiibay waan maqalnay’’
Post

DENI ‘’Xoghaynta Madaxwaynaha  Xamse Fariintii lagu soo dhiibay waan maqalnay’’

Gaalkacyo (Raxanreeb ) Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland ayaa jawaab ka bixiyay hadal ka soo yeeray Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo  xukuumadda Soomaaliland. Isagoo ku sugan oo Olole doorasho ka wada magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayuu sheegay Saciid Deni in dhanka Dowladda Soomaaliya ka socon wayday wax kasta oo dano ay ugu jirto Soomaaliya. Madaxwayne Saciid...

FAALLO : Xasan & Xamse oo Burbur & dagaal u saadaalinaya Puntland
Post

FAALLO : Xasan & Xamse oo Burbur & dagaal u saadaalinaya Puntland

Muqdisho (Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya oo  jirtay sanad maalmo ka dhiman ayaa waxaa ay la kowsatay khilaafaad sababay in madaxda fagaarayaasha ay isugu jawaabaan , taas oo lagu tilmaamay mid  xaaladda ugu sii dari karta sida hadda ay tahay. Masuuliyiinta Dowladda  Federaalka ee Muqdisho ku sugan waxaa ka soo butaacaya hadallo lagu tilmaamay in...

RW Xamse” Doorashada Puntland waa in aan lagu kala fogaan “Xamse & Xasan oo isla safan.
Post

RW Xamse” Doorashada Puntland waa in aan lagu kala fogaan “Xamse & Xasan oo isla safan.

Raxanreeb ( Muqdisho ) Ra’iisulwasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa markii ugu horeysay ka hadlay doorashooyinka deegaanada Puntland iyo khilaafka u dhaxeeya Dowladda iyo maamulkaas Isagoo caawa ka hadlayay kulan lagu qabtay degmada Huriwaa ew magaalada Muqdisho ayuu soo hadal qaaday sida muhiim ay tahay in Puntland ay ka fogaato wax kasta oo...