Muqdisho (Raxanreeb ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre oo maalmihii la soo dhaafay dalka uga maqnaa gudasha Fadliga Cumrada, ayaa maanta dib ugu soo laabtay. Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cabdulle ku soo dhaweeyay xubno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Golaha Wasiirrada,...
Gobolka Banaadir Go’doonsan & sabab !!
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho 24-kii saac ee la soo dhaafay waxaa ka da’ay roobab xoog badan oo saamayn ku yeeshay isu socodka dadka iyo gadiidka magaalada. Biyo aad u xoogan ayaa fadhiistay waddooyin muhiim ah oo magaalada Muqdisho taas oo keentay in meelaha qaar la socon waayay isla markaana ay noqdeen godod waa wayn....
Musevani oo haya xalka dhibaatada Soomaaliya
Kampala ( Raxanreeb ) Madaxwaynaha Uganda Yoweri Kaguta Museveni ayaa sheegay in rejo wanaagsan uu ka qabo in la soo afjari doono dhibaatada ka jirta Soomaaliya in ka badam soddon sanno Madaxwaynaha Uganda ayaa sheegay in wadamo badan oo Geeska Afrika la xaliyay dhibaatooyinkii ka jiray Soomaaliya- na sidaas oo kale ay u xalin doonaan....
Mareykanka ” Ciidankeena way sii joogi doonaan Soomaaliya” – MOOSHIN
NewYork (Raxanreeb ) Xubno ka tirsan Wakiilada Mareynkanka ayaa gabi ahaanba diiday qaraar sheegaya in ciidanka Mareykanka ee jooga Soomaaliya laga saaro. Ciidanka Mareykanka oo mar laga saaray Soomaaliya waqtigii Trump ayaa markale dib loogu soo celiyay Soomaaliya kuwaas oo tababar siiya ciidanka Dowladda Soomaaliya. Cod ay u qaadeen golaha wakiiladdu, ayaa waxay 321 kamid...
Xabad- joojinta Suudan oo Waqti lagu daray & rasaas wali la maqlayo
Khartoum (Raxanreeb ) Xaalad hubaal la’aan ayaa ka taagan wali magaalooyinka dalka Suudaan halkaas oo ay isku hayaan dhinacyada ay dirirtu u dhaxeeyso ee dalkaas. Waxaa ka socda dadaalo la xiriira sidii loo joojin lahaa dagaalka ka socda dalka Suudaan kaas oo sababay khasaare lixaad leh. Dhinacyada isku haya Suudana oo isku raacay xabad joojin...
Garoonka & Dekadda ee Muqdisho oo laga baadi- goobayo maandooriye
Muqdisho ( Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa ka socda howlgalka lagula dagaalamayo kooxaha iibiya waxyaabaha maankadooriya iyo goobaha lagu iibiyo labaduba. Inta howlgalka uu socday waxaa maamulka gobolka Banaadir uu sheegay in ah xireen goobo badan oo lagu iibiyo waxyaabaha maanka dooriya inkastoo dhaliilo badan ay ka timaaday. Masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir ayaa...
Deni ” Xasan Sheekh ayaa masuul ka ah dayaca dadka Laascanood “
Garoowe (Raxanreeb ) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu eedeyay in ay gabtay kaalintii ay ku lahayd daminta colaada magaalada Laascanood ee gobolka Sool. Madaxwaynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in sidii loo baahnaa dowladda aysan u wajahin xaaladda gobolada Sool , Sanaag & Cayn sida uu yiri Deni. Deni ayaa intaas hadalkiisa ku...
ATMIS Dhamaadka 2024 Soomaaliya way ka baxayaan “Warmurtiyeed”
Kampala (Raxanreeb ) Madaxda dalalka ay Ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ayaa shir uga socday magaalada Kampala ee dalka Uganda, 26-27 Abriil 2023, waxa ay isku raacay qodobbo ay ka mid yahiin: 1-In la hirgaliyo habraaca dhimista ciidamada ATMIS oo Soomaaliya ka baxaya dhamaadka sanadka 2024. 2- In la helo dhaqaale ku filan iyo taageero saadka...
Macallin Pep Guardiola ayaa yiri “ma weyn karno diiradda, hadda wax waliba gacanta ayey noogu jiraan”
Pep Guardiola ayaa sheegay in kooxdiisa Manchester City ay caddeeyeen inay shaqayn karaan marka aysan jirin wax doorasho ah oo aan ka ahayn inay guuleystaan ka dib markii ay garaaceen Arsenal si ay gacanta ugu dhigaan tartanka loogu jiro hanashada horyaalka Premier League.
Somaliland oo duqeymo culus ka fulisay maagaalada Laascaanood
Faah faahino dheeraad ah, oo kasoo baxaya gobolka Sool ee waqooyiga Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta ciidamada Somaliland ay madaafiic ku garaaceen qaybo kamid ah magaalada Laascaanood ee xarunta gobolkaasi.








