Category: Warar

Home » Warar » Page 586
Madaxda Dowladda hadda & kuwii hore oo shacabka Fariin  u diray
Post

Madaxda Dowladda hadda & kuwii hore oo shacabka Fariin  u diray

Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaa maanta oo Jimca ah dunida Islaamka looga dabbaaldegayaa maalinta koowaad ee munaasadda ciidda Soon-fur Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaalya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ummadda Soomaaliyeed dowlad iyo shacabba ugu hambalyeeyay maalinta koobaad ee bisha Shawaal ee Ciidul Fidriga. Madaxweynaha ayaa shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan dadka uu Alle wax siiyay ugu baaqay...

RAXANREEB oo idin leh Eid Mubaarak Sacuudiga oo laga arkay bisha Soonfur
Post

RAXANREEB oo idin leh Eid Mubaarak Sacuudiga oo laga arkay bisha Soonfur

Riyadh ( Raxanreeb ) Sucuudi Careebiya ayaa laga arkay bishii Soonfur, iyada oo uu arkay qof ku sugan gobollada dhexe ee boqortooyada Television maxali ah oo ku yaala Sacuudiga ayaa qof ku sugan mahaalada Sudeir  ee dalka Sucuudiga u xaqiiyay aragtida bisha Soonfur. Maamulka sare & Shaqaallaha Raxanreeb ayaa u diray shacabka Soomaaliyeed meel kasta...

Post

78 qof oo ku dhintay isbuurasho ka dhacday Yemen

Ugu yaraan 78 qof ayaa ku dhintay isbuurasho ka dhacday caasimadda Yemen ee Sanca, kadib markii boqollaal qof ay isugu soo baxeen dhisme iskuul, si ay u helaan gargaar lacageed, sida ay sheegeen goob joogayaal iyo warbaahinta taabacsan Xuutiyiinta maanta.

Amniga Muqdisho miyaa wax laga qabtay Bishan Ramadan ?
Post

Amniga Muqdisho miyaa wax laga qabtay Bishan Ramadan ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal amniga lagu sugayo ka fuliyay xaafado ka mid ah  magaalada Muqdisho. Howlgaladan ayaa ah kuwo daba socda howlgalo xariir ah oo maamulka gobolka Banaadir uu ka wada degmooyinka Muqdisho si amniga wax loogu qabto. Afhayeenka ciidanka Booliska Sadiikh – Doodishe ayaa sheegay wax laga qabtay dhacdooyinka...

Dadka magaalada Muqdisho oo maanta Guryahooda ku xaniban
Post

Dadka magaalada Muqdisho oo maanta Guryahooda ku xaniban

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah xiray waddooyin muhiim ah oo ka mid ah magaalada Muqdisho. Dadka ku  nool caasimadda oo isku diyaarinaya maalinta ciida oo saacada uun ay inaga dhiman yihiin ayaa wajahay maanta xaalad adag oo xirnaanshaha wadooyinka ah. Waddooyinka xiran ayaa waxaa kamid ah jidka Maka Al-mukarama,...

Dowladda & musuq maasuq : Saraakiil la xiray kuwo lagu daba jiro
Post

Dowladda & musuq maasuq : Saraakiil la xiray kuwo lagu daba jiro

Muqdisho ( Raxanreeb )  Dowladda Federraalka Soomaaliya ayaa shaacisay in  gacanta ay ku hayso saraakiil ku lug leh musuq maasuq kaas oo ka dhacay garoonka. Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo war ka soo saaray xariga saraakiishan ayaa sheegay in xubnahan ay wajihi doonaan cadaaladda isla markaana ay ku raad joogaan xubno kale. Wax-isdabamarin ka dhex...

FAAHFAAHINTA : Qaraxyo , weeraro & howlgal ka dhacay Galgaduud
Post

FAAHFAAHINTA : Qaraxyo , weeraro & howlgal ka dhacay Galgaduud

Dhuusmareeb (Raxanreeb ) Ciidanka Dowladda iyo Al- Shabaab oo ku dagaalamay Budbud, Kadib Weerar ciidamka ay ku qaadeen fariisimo ay ku sugnayeen Al- Shabaab. Goobaha lagu dagaalamay waxaa lagu soo waramayaa in hadda ay  ku sugan  yihiin ciidanka Dowladda Soomaaliya Dad ku sugan deegaanada dagaalada ay ka dhaceen ayaa sheegay in goobaha qaar ciidanka ay...

Gabar dhallinyaro aheyd oo maanta lagu diley caasimadda Muqdisho
Post

Gabar dhallinyaro aheyd oo maanta lagu diley caasimadda Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb )Dablay ku hubeysnaa Bustoolado ayaa maanta xaafada Jungal oo katirsan degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir ay ku diley Gabar dhalinyaro aheyd oo lagu Magacaabi jiray Nicmo Cabdraxmaan. Alle ha  u naxariistee marxuumadan ayaa kamid aheyd Shaqaalaha Isbitaalka Madiina ee magaalada muqdisho, sida ay sheegeen qaar kamid ah ehelkeeda Dad Goobjoogayaal ayaa sheegay in...