Category: Warar

Home » Warar » Page 603
Inta uu la eg yahay khasaaraha ka dhashay weerar  ka dhacay  Bakool?
Post

Inta uu la eg yahay khasaaraha ka dhashay weerar  ka dhacay  Bakool?

Xudur (Raxanreeb)  Weerar ay ku geeriyoodeen askar ka tirsan  Liyuu Boolis ayaa ka dhacay degaanka Washaaqo ee ku yaala xuduuda dalka  ee Gobolka Bakool. Dadka degaanka ayaa sheegay in weerarkan uu ahaa mid  loo adeegsaday , bambooyin iyo miinooyinka dhulka lagu aaso , taas oo keentay  dhimashada  2 askari oo ka mid ah Liyuu Boolis....

Maamul Goboleedyada iyo Farmaajo oo hor boodaya  hamblayada loo dirayo Ruto
Post

Maamul Goboleedyada iyo Farmaajo oo hor boodaya  hamblayada loo dirayo Ruto

Nairobi (Raxanreeb) Dalka Kenya waxa Madaxwaynaha 5aad   loo doortay William Ruto oo bedeli doona Madaxwayne  Uhuru Kenyatta oo  xukunka hayay laba xili oo is xig xigay. Waxyar uun ka dib markii lagu dhawaaqay ,  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  oo madaxwaynihii hore   iyo qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedyada ayaa  u diray madaxwaynaha la doortay Hambalyo....

Ciidamada Ammaanka Magaalada Jowhar ayaa sheegay inay fashiliyeen Qarax
Post

Ciidamada Ammaanka Magaalada Jowhar ayaa sheegay inay fashiliyeen Qarax

Muqdisho (Raxanreeb) — Ciidamada Ammaanka Magaalada Jowhar, maamulka HirShabeelle, ayaa sheegay in ay fashiliyeen qarax nooca miinada ah, oo xalay la soo dhigay qeyb ka mid ah Xaafadda Horseed ee Jowhar, Dadka deegaanka Xaafadaha ka agdhow halka Miinada la soo dhigay ayaa xalay qaarkood ka qaxay guryahooda kaddib markii ay ka cabsadeen in uu saameeyo...