Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo uu wehlinayo wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland ayaa maanta waxaa uu habka maqalka iyo muqaalka ah (Video Conference) kulan ku-layeeshay Safiirka Ingiriiska iyo ku simaha Safiirka Maraykanka
Soomaaliya iyo Kuwait oo kawada hadlay qaraxyadii ka dhacay Soobe
Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibedda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaliya ayaa kulan kula qaatay caasimadda dalka Algeria ee Algiers, dhigiisa Arrimaha dibedda ee Dawladda Kuwait Sheikh Salem Abdullah Al-Jaber Al-Sabah
Somaliland oo jawaab ka bixisay hadalkii golaha wadatashiga qaran
Maamulka Somaliland ee sheegay inuu ka go’ay inta kale ee Soomaaliya ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalkii shalay kasoo yeeray Golaha wadatashiga Qaran
Dil lagu fuliyay xubin ka tirsan Al- Shabaab oo ka qayb-qaatay dilkii C/wali Sheikh Cali Cilmiyare
Dhagar qabe Cabdullaahi Cali Aadan ayaa xukunka dil maxkaddu ku riddey sanadkii 2020 maanta ayaana cadaaladda la marsiiyay.
Dowladda imaaraadka Carabta oo canbaareysay qaraxyadii Soobe
Wasiirka Arrimaha Dibadda Imaaraadka Carabta Abdalla Bin Zayed ayaa bartiisa Twitterka ku daabacay qoraal Afsoomaali ah oo uu ku cambaareeyay qaraxyadii dadka faraha badan ku dhinteen ee Sabtidii ka dhacay Muqdisho.
Xasan Sheekh oo ka qeyb galaya Shirka dalalka Carabta
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay gaaray magaalada Khartuum ee dalka Suudaan si uu ugu sii gudbo dalka Aljeeriya.
Somaliland oo ka qabsatay Puntland degmada Boocame
Ciidamo katirsan kuwa Millateriga Somaliland ayaa Maanta la wareegay gacan ku heynta degmada Bocame o katirsan Gobolka Sol, halkaas oo ay in muddo ah ku sugnaayeen Ciidamo katirsan kuwa dowlad goboleedka Puntland
Akhriso warmurtiyeedka DF iyo maamul goboleedyada dalka
Waxaa magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya lagu soo gabagbeeyey shirkii dowladda Soomaaliya iyo madaxda maamul goboleedyada u socday
AKHRISO : Qodobo laga soo saaray maanta Shirka DFS & maamul- Goboleedyada
Shirkan waxaa ka qayb shirkan Madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa maamul- goboleedyada kuwaas oo dood dheer ka dib isku raacay qodobo dhawr ah.
Xasan Sheekh ”majirto meel dagaalka Al-Shabaab dhexdhexaad looga noqdo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Khudbad ka jeediyay xeritaanka Shirkii Golaha wadatashiga Qaran ee ka socda Magaalada muqdisho ayaa marka hore u tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay qaraxyadii ka dhacay Soobe, isaga oo sheegay inay ku dadaali doonaan in Octoober kale uu qarax dhaco


