Si kasta hadalka Qaramada Midoobay ayaa imaanaya , iyadoo magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan ay ka dhaceen seddax qarax oo
Al-Shabaab iyo Liyuu Police oo ku dagaallamay Bakool
Dagaal xooggan oo u dhaxeeya, Ciidamada Gaarka ah, ee liyuu police iyo Malleeshiyadka Alshabaab ayaa waxaa uu ka socdaa degaanno hoos yimaada rabdhuure iyo buurdhuxunle ee Gobolka Bakool
WARBIXIN : Sida Sh. Dhexe ay uga socdaan Gulufka ka dhanka ah Al- Shabaab ?
Gobolka Shabeellaha Dhaxe gaar ahaan degmada Aadan Yabaal ayaa la rumeesan yahay in Al Shabaab ..
Maydad laga soo saaray goobihii qaraxyadu ay ka dhaceen ee Beledwayne.
Shaqaalaha Dowladda hoose ee maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay in..
Soomaaliya oo laga gacansiinayo dhismaha Goleyaal deegaan.
Dhankiisa, wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa hay’adda FCA ku ammaanay shaqada ay ka qabtaan
Ciidan ka tagay Muqdisho oo durbadiiba dagaal ka bilaabay Sh.Dhexe.
Ciidankan ka baxay magaalada Muqdisho oo beel ahaan kasoo jeeda Shabeellaha Dhexe ayaa..
Sambaloolshe ”Beel keliya kuma filna dagaalka ka dhanka ah Al- Shabaab”
Xildhibaanku waxa u sheegay in dagaalka Al- Shabaab keliya aysan ku filnaan beel keliya
Ciidamada XD iyo Malleeshiyaadka Macawisleey ayaa dib ula wareegay Yasooman
Ciidamada Xoogagga dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaannada Hiiraan ayaa saakay dib ula wareegay deegaanka Yasooman oo ay dhowaan la wareegeen Ururka Al-Shabaab
Baladweyne: bandow lagu soo rogay 24 Saacadood
magaalada Bakadweyne kaddib markii taliska Booliska Magaalada uu kusoo rogay bandow la xiriira amniga oo soconaya muddo 24 saacadood ah, kaas oo looga jawaabayo weeraradii qaraxyada ahaa is xig xigay ee ka dhacay Magaaladaasi ayaa waxaa ka dhaqan galay bandow lagu soo rogay
Maxkamadda sare ee Mareykanka oo dhageysaneysa dacwad ka dhan ah Facebook Google Twitter
Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in ay dhagaysan doonto labo dacwad oo ka dhan ah Shirkadaha Google, Facebook & Twitter kaddib markii lagu eedeeyay in ay qayb ku yeesheen weeraro ah waxa ay reer galbeedka ugu yeeraan “Argagixiso”
