Category: Warar

Home » Warar » Page 747
Post

Rabshado ka sii socda Laascaanood & ciidamo Somaliland halkaas u dirtay.

Laascanood ( Raxanreeb ) Wararaka RBC uu ka helayo magaalada Laascanood ayaa sheegaya in halkaas wali ay ka sii socdaan rabshado balaaran. Dadka magaalada ayaa sii wada talaabooyinka ay ku diidan yihiin dhibaatooyinka ciidanka Somaliland ay ku hayaan sanadaha badan dadka ku nool gobolada Sool  sanaag iyo Cayn. Waxaa xiran goobo badan oo ganacsi waxaana...

Post

78 suxufi oo Soomaaliya lagu dilay 20-kii sano ee lasoo dhaafay

Muqdisho ( Raxanreeb ) Ku dhawaad 1,700 oo suxufiyiin ah ayaa lagu dilay caalamka 20-kii sano ee lasoo dhaafay, tiradaas oo celcelis ahaan noqoneysa in la dilay inka badan 80 sanadkii, sida lagu sheegay falanqeyn ay daabacday hay’adda suxufiyiinta aan xuduudda lahayn ee Reporters Without Borders. Hay’adda fadhigeedu yahay magaalada Paris ee dalka Faranksiiska ayaa sheegtay...

Post

Villa Soomaaliya sidee uga hadashay rabshadaha ka sii socda Laascanood ?

Muqdisho ( Raxanreeb ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan dhibaatada ka taagan magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool iyo amniga caasimadda. Madaxweynaha ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo dhammaan ehelada ay ka geeriyoodeen dadkii birmo-geydada ahaa ee ku dhintay bannaan-baxyada ka dhacay magaalada...

Post

Wararkii ugu danbeeyay Laascaanood

Faah faahino dheeraad ah oo kasoo baxaya magaalada Laascaanood xarunta gobolka Sool maalintii afaraad oo xiriir ah ay xaalad kacsanaan ah ka jirto halkaas oo bannaannaxyo rabshado wata ay ka dhigayaan Shacabka deegaankaasi.