Saraakiisha SJS ayaa sheegay in ay ka walwalsan yihiin xaaladda xogyahaya SJS ..
PUNTLAND : Shaki & diidmo ka dhashay shir Garoowe uu ku qabtay Deni
Kulankan oo yimid ka dib is qab -qabsi iyo murank ka dhashay deegmooyinka lagu qabayo doorashada golayaasha deegaanka..
Yaasiin Farey ” Muddulood diyaar buu u yahay dagaalka Al- Shabaab ”
Farey ayaa sheegay in ay diyaariyeen , ciidan fara badan oo ka qayb qaata sida uu - hadalka u dhigay
Muxuu Aadan Madoobe kala hadlay Jaaliyadda Netherlands ?
Kulankan, oo ahaa mid is-xog-iswareysi ahaa, waxaa soo qabanqaabiyay safiirka Soomaaliya ee waddamada Benelux iyo Midowga Yurub Danjire
Calankeena wuxuu ku dhashay dhiiggii awoowayaasheen! W/Q Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan
Calankeena wuxuu ku dhashay dhiiggii awoowayaasheen!Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaanalle_yaqaan99@yahoo.co.uk Aad baan u xasuusnahay sida ay wax ahaayeen laakiin magac iima lahayn waxaaan dareemiyo!….Dareen wuxuu ahaa dhamaantiis raali ka ahayd naftayda!… waxaan qiyaasayaa in dareenka uu sii xoojiyay xaaladdii aan markaas ku jiray, roobkii da’ayay dhibcihiisii…shanqartii biyiihii qulqulayay ee meelaha joogga sare ee magaallada ka soo rogmaday, jeegaantii...
Faahfaahinta qarax ka dhacay magaaalada Muqdisho & khasaaraha.
Goobjoogayaal ayaa RBC u sheegay in qaraxan lagu xiray mid ka mid ah gawaarida la dhigto waddada dhinaceeda gaar ahaan Tree- Piano.
suurtagalnimada in Dowladda Federaalka laga cafiyo Deymaha.
Waxaa shirkaas diiradda lagu saaray horumarinta dhaqaalaha mustaqbalka Afrika iyo
Waa nin noocee ah Guddoomiyaha cusub ee maxakamadda CQS?
S/Guuto Liibaan Cali Yarow oo shahaadada Master-ka ka diyaariyey culuumta amniga ee Jaamacadda Naayif Al-Carabiya
12 -OCTOBER : Maalinta Calanka Akhriso Taariikhda & Bilowga Calanka.
Taariikhda Calanka Soomaaliya kama bilaabato xilligii ay Soomaaliya ku jirtay maxmiyadda lixdankii ka hor, ee waxaa jiray isku dayyo badan oo ay sameeyeen SYL
South Afrika oo lagu dilo Soomaalida oo safiir u soo dirsatay Soomaaliya.
Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa Danjireyaasha u sheegay in ay soo dhoweyn iyo wadashaqayn wanaagsan kala kulmayaan shacabka Soomaaliyeed,


