Warsaxaafadeedka ka soo baxay Wasaaradda oo ka koobnaa lix qodob ayaa lagu yiri;
Al- Shabaab lagu qabtay Garoowe & Saraakiil ka hadashay.
Taliyaha ayaa sido kale sheegay Asbuuca danbe Maxkmada lasoo taagi doono
Puntland : ”Taliye shub xanaasada halaga qaado hana la ciqaabo”
Wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha Puntland Cabdiweli Mire ayaa ayaa sheegay in..
Magacyada Golaha Wasiirada Kenya ee la magacabay ee uu ku jiro Aadan Bare.
William Ruto ayaa sheegay inuu rajeynaya in Golaha Wasiirada cusub ay si deg deg ah uga ..
Maxaa ku dhici lahaa Dhallinyaro laga soo badbaadiyay Magafaha Liibiya ?
In ka badan 9 dhallinyara ah oo Liibiya ku xayirnaa sannado badan, oo Magafe ka soo baxsaday..
Nolosha adag Carruurta ugu da’da yar ee ka shaqeeya Afghanistan
Carruurta Afganistan Afar ama shan sanno jir ayaa la shaqeeya qoysaskooda laga billaabo subaxda hore illaa iyo mugdiga habeennimada
GAALKACYO : Ciidamo – gadoodsan oo xirtay Kastamka canshuuraha.
Dhanka uu ka taliyo maamulka Galmudug ee Gaalkacyo ayay ciidanka xirteen sida RBC ay.
Sarkaal ka tirsan Xafiiska Xeer Ilaalinta Oo Muqdisho Lagu Qarxiyay
Musharaf Mohamed Mo’allim ayaa kamid ah shaqaalaha ugu firfircoon ee xafiiska xeer ilaalinta
DFS iyo Maleysiya oo heshiis kala saxiixday
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Fardowsa Cusmaan Cigaal oo ku sugan magaalada Montreal ee dalka Canada, halkaas oo uu ka socdo shirka Hay’adda duulista hawada adduunka ee ICAO ayaa kulan gaar ah la qaadatay dhigeeda Dalka Malaysia , Dr Wee Ka Siong
UPDATE: Qarax ayaa ka dhacay Muqdisho.
Ciidanka ayaa xiray gabi ahaanba halka uu qaraxu ka dhacay , mana jirto faahfaahin Laamaha amniga ay ka bixiyeen qarax.

