DFS ayaa sheegtay in 27ka September 2022 ay Dalka dib ugu soo celineyso illaa 9 ruux oo Dhallinyaro Soomaali ah oo Liibiya u tagay in ay uga sii tahriibaan waddamada Yurub Balse ay xirteen kooxaha loo yaqaan (Magafayaasha)
Somali laga soo badbaadinayo Magafayaasha & maafiyada Liibiya
Dhallinyaradaan oo qaarkood Maxaabiis ahaan ay u heysteen Kooxaha Burcadda
Ciidanka DF oo Deeganadii ugu badnaa kala wareegay Al- Shabaab.
Inta badan - howlgaladan ayaa ciidanka Dowladda iyo Macwiislayda waxa ay -
Boqolaal qof oo lagu xiray Ruushka si loo joojiyo mudaharaadyada socda
Kooxda OVD-info oo si dhow ula socota mudaharaadada ka socda dalkaas ayaa
MUQDISHO :Ganacsade caaan ah oo lagu toogtay Degmada Wadajir .
Saraakiil ka tirsan maamulka Degmada Wadajir ayaa sheegay in ay
NISA oo soo saartay digniin culus
Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa sheegtay in la qabtay 10 qof oo la macaamilay Al-Shabaab, lagana qaadi doono tallaabo sharciga waafaqsan
DF oo sheegtay 30 katirsan Al-Shabaab inay dileen
War kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Ciidanka dowladda oo kaashanaya dadka deegaanka ay howlgalladii ugu dambeeyay ku dileen 30 ka tirsan Ururka Al-Shabaab, isla markaana laga xoreeyey ku dhowaad 15 deegaan
Tirada dadka ku dhintay qaraxii saldhigga millateri ee Muqdisho oo korortay
Millateriga Soomaaliya ayaa sheegay in qof isku soo xiray walxaha qarxa oo iskuqarxiyay saldhig milateri oo ku yaal magaalada caasimadda ah, ee Muqdisho, uu dilay ugu yaraan 7-ba qof, halka sagaal kalana ay dhaawacmeen
DF oo sheegtay inay Al-Shabaab kala wareegtay deegaanno katirsan Galgaduud
DFS ayaa sheegtay in howlgallo saakay ciidanka Dowladda ay ka sameeyeen deegaanno hoostaga Degmada Baxdo ee Gobolka Galgaduud DG Galmudug ay ku qabsadeen deegaannada kala ah Maygaag, Duub, Dhisaqa, Abooray & deegaanno kale
Ukraine: Ciidamada kasoo goosta Ruushka si wanaagsan ayaan ula dhaqmi doonaa
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa sheegay in si wanaagsan loola dhaqmi doono ciidamada kasoo goosta Ruushka
