Hanti Dhorwka Qarankan”96 Million oo dollar ayaa ka maqan Qasnada dowladda”

Muqdisho (Raxanreeb ) Hanti Dhorwka Guud ee Qaranka ayaa Soo bandhigay lacago Qaar kamid ah Hay’adaha Dowlada iyo kuwa Qaramada Midoobe ay si qaldan u isticmaleyn.

“96M dollar ayaa ka maqan Qasnada dowlada” sidaas waxaa sheegay war ka soo baxay xafiiska Hanti dhawrka Qaranka.

Hanti dhowraha qaranka ayaa shaaca ka qaaday inuu baaris ku sameeyey illaa 29 hay’adood oo ka mid ah 67-da hay’adood ee dowladda iyo sidoo kale laba safaaradood.

HOOS KA AKHRISO.

Leave a Reply

Your email address will not be published.