Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre , ayaa maanta xarigga ka jaray adeegga duulista hawada Soomaaliya oo horumarin lagu sameeyay, lana gaarsiiyay heerka ugu sarreeya ee lagu qiimeeyo adeegga hawada caalamka
DF oo sheegtay weerarkii ka dhanka ahaa ee Al-Shabaab deegaannada Hiiraan lasoo afjaray
Taliyaha ciidamada dhulka ee Xoogga dalka Soomaaliyeed, Janaraal Maxamed Tahliil Biixi oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa shaaca ka qaaday in lasoo afjaray howlgalkii balaarnaa ee maalmahaan ka socday gobolka Hiiraan.
Qoorqoor oo qalinka ku duugay sharci muhiim u ah doorashada Galmudug
Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa sheegay in ..
Liiska 40 qof oo Soomaali ah lagu soo oogay Xatooyo Maraykanka
Waaxda Cadaaladda Mareykanka ayaa ku dhowaaqday dacwado ka dhan ah 47 qof oo badankood Soomaali ah oo lagu eedeeyey inay ku lug yeesheen xatooyadii ugu weyneyd Mareykanka ee lagu sameeyey lacago looga talo-galay gargaarka COVID-19
INTERPOL & Qorshaheeda Soomaaliya ee xilligan.
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa xubin buuxda ka ah Booliska Adduunka ee INTERPOL
Isbeddel Keeba Elizabeth Ka Danbeeya.?!
Hadaba Isbeddeladan ayaa ku imaan doona magacyada xarumaha Dawlada Ingiriiska iyo
TPLF ” Ciidanka Eritrea ayaa soo weeraray gobolkeena”
Sarkaal u hadlay kooxda TPLF ayaa sheegay in ciidanka weerarka soo qaaday ay yihiin
Waa kuma Nabadoonka lagu dilay Degmada Dharkanlay ee Muqdisho ?
Horey Al-shabaab ayaa u dilay Nabadoono kasoo jeeday Galmudug gaar ahaan
DF oo sheegtay Al-Shabaab in loogu dilay inkabadan 127
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa macawiisleyda ee ah dadka degaanka e hubka qaatay ayaa weli waxaa ay howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ka wadaan degaano katirsan Gobollada Hiiraan iyo Galgaduud
Xasan Sheek oo ka qeyb galay Shirka QM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay furitaanka Meertada 77-aad ee Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobey oo lagaga arrinsanayo yareynta saboolnimada iyo xasillooni darrada, horumarinta waxbarashada, shaqo abuurka dhallinyarada, xal u helidda musiibooyinka dabiciiga ah iyo xuquuqda dadka la hayb sooco.

