"Waxaan doonayaa in xaqa gabadhayda Dowladda ay isoo dhiciso '' ..
Boosaso: Maydka Laba Caruur ah oo maanta laga helay xeebta
Ehelada caruurta ayaa sheegay in keliya ay ka war heleen markii ....
Xasan Sheekh oo jawaab ka bixiyay hadalkii Shidaalka ee Puntland
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Uk ayaa ka jawaabay hadalkii dhawaan kasoo yeeray dowlad-goboleedka Puntland, kaasi oo diidmo uga muujiyeen dhaq-dhaqaaqyada la xiriira shidaalka Soomaaliya ee ay waddo dowladda federaalka
Madaxwayne Xasan Sheekh oo ka qayb galaya aaska Queen Elizabeth II
Ujeedka Madaxwaynaha ee UK ayaa ah sidii
Ciidamada DF oo la wareegay deegaanno badan oo katirsan Hiiraan
Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta deegaano dhowr ah oo kuyalla Gobolka Hiiraan, kaidb dagaalo ka dhacay
Biden iyo madaxda kale ee caalamka oo ka qeybgalaya aaska Queen Elizabeth II
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden iyo marwada koowaad Jill Biden ayaa ka soo degay Air Force One markii ay ka soo degeen garoonka Stansted si ay uga qeybgalaan aaska boqorada Britain Queen Elizabeth oo ka dhici doonta London, Britain, Sebtember 17, 2022.
Midowga Africa oo tababaray ciidamo cusub oo Soomaaliya loo soo dirayo
Afartan iyo kow sarkaal oo ka tirsan saraakiisha ciidamada ee ka hoos shaqeyn doona howlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa tababar todobaad qaatay ugu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, kaasi oo ujeedkiisu ahaa fududeynta ka mid noqoshada howlgalka
Al-Shabaab oo gubay Guryo iyo Ceelal ku yaalla deegaannada Hiiraan
Wararka Idaacadda Onkod ee Muqdisho uu ka heleyo degaanka Ceel-jiqoow oo kamid ah degaannada hoostaga degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in Al-Shabaab ay gubeen dhammaan guryihii kuyaallay degaanka
Imaamkii Heesaaga isku baddelay Ilyaas Cali Nuur
Waxaa maalmihii la soo dhaafay baraha bulshada laga hadal-haayay wasiirka warfaafinta Koonfur-galbeed Ilyaas Cali Nuur Cali, oo muuqaallo lagu lagu daray muusig ku baahiyay bartiisa TikTok. Wasiirka oo bartaas ku biiray maalmo ka hor ayaa muddo kooban ku helay dad badan oo bartiisa ku xiran
Muuse Biixi oo si kulul ugu jawaabay hadalkii kasoo yeeray Xasan Sheekh
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa si kulul uga hadlay hadal uu dalka Mareykanka ka sheegay madaxweyne Xasan Sheekh, kaasoo ahaa ineysan marnaba aqbaleynin in Somaliland ay ka go’do Soomaaliya inteeda kale

