Ciidamada Booliiska Magaalada Mankato ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen oo ay xireen Maxamed Bashiir oo loo heysto dembi la xiriira toogasho ka dhacday magaaladda Mankato ee gobolka Minnesota
Axmed Madoobe oo xildhibaannada laga soo doortay Jubbaland ka codsaday inay deegaannadooda ku laabtaan
Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo weli ku sugan magaalada Muqdisho ayaa xalay kulan gaar ah la yeeshay xildhibaannada, senatorada iyo wasiirada Jubbaland ku metala dowladda dhexe
Guinea: Eedeysanayaal loo haysto dil iyo kufsi 13 sanno ka hor ahaa
Waddanka Guinea ee dhaca Galbeedka Qaaradda Afrika waxaa dib loo furayaa Gal dacweedka kiis 2009-kii ka dhacay Garoon lagu ciyaaro Kubbadda Cagta oo lagu dilay ugu yaraan 157 ruux halka lagu kufsaday in ka badan 100 Haween ah
Safaaradda Soomaaliya ee Tripoli oo loo gurmaday kaddib Soomali badan oo xoog ku galay
Ciidamada Waaxda Ilaalada Safaaradaha ee dalka Libya ayaa u gurmaday safaaradda Soomaaliya ee Tripoli kadib markii muwaadiniin Soomaali ah ay ku xoommeen islamarkaana diideen inay ka tagaan
XOG : Ciidamo Nabad sugid ah oo laga daabulay Muqdisho & Ujeedka.
Ciidankan ayaa ahaa kuwa ugu badan ee caasimada ka baxay ee laga dejiyay magaalada Dhuusmareeb si ay..
Muxuu Madaxwayne Xasan u sheegay Jaaliyadda Soomaalidda Mareykanka ?
Madaxweynaha ayaa sheegay in Qurbajoogta Soomaaliyeed ay saameyn
Kiisaska Dhulalka oo la hakiyay xal ma u keeni kartaa muranka dhulalka
Muranka dhulalka ayaa ah kiisaska ugu waa wayn ee yaalla Maxkamadaha gobolka Banaadir
MD Xasan “Wax kasta oo xoojinaya gooni isu taagga Somaliland waa ka soo horjeednaa”-
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa carabka ku dhuftay in marnaba qorshaha ugu jirin in Somaliland ay ku cadaadiyaan
Sidee Wasaaradda Arrimaha gudaha uga hadashay weerarkii Nabadoona lagu dilay ?
Wasaaraddu waxaa ay u tacsiyeynaysaa shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan..
Warsaxaafaeed kasoo baxay DF ayaa lagu sheegay 30 katirsanaa Al-Shabaab in lagu dilay Hiiraan
Warsaxaafaeedka Dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan Wasaaradda Warfaafinta ayaa lagu yiri ''In ka badan 30 ka tirsan malleeshiyada Al-Shabaab ayay ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ku dileen deegaanka Abooreey oo khiyaastii 25Km dhanka bari kaga beegan degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan

