Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ku xigeenka Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Kiki Gbehu
Guudlaawe oo safiirka midowga Yurub kala hadlay gurmadka Abaaraha
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Danjire Tiina Intelmann
DEG-DEG : Seddax qarax oo is xig xiga oo maanta lala eegtay ciidanka ATMIS.
Saraakiisha ciidanka ATMIS wax war ah ma aysan ka soo saarin...
Madaxwayne Xasan Sheekh iyo Xogta safarkiisa ee Washington.
inta uu Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu ku sugan yahay dalka Mareykanka..
SAWIRO & xog RBC uu ka helay dagaalkii ka dhacay duleedka Afgooye.
Weriye ku sugan degmada Afgooye ayaa RBC u sheegay in..
Ruto ”Aniga & MD Xasan Sheekh waxaan ka hadalay ganacsiga Miroowga”
”Waxaan si deg deg ah ula socon doonnaa hirgelinta Guddiga Wadajirka ah ee Iskaashiga Kenya iyo Soomaaliya ''
Nuxurka wada- hadalada MD Xasan Sheekh & William Samoei Ruto.
Madaxweyne William Ruto ayaa uga mahadceliyey Madaxweynaha iyo guud ahaan....
WARBIXIN : Hiiraan waa meesha keliya ee ay ku jabeen Al-Shabaab.
Kacdoonka ka socda goboladaas waxaa uu ku bilowday si tartiib tartiib ah..
Qodobada ay tahay inuu wax ka qabto Duqa cusub ee Muqdisho.
Guddoomiye Madaalle ayaa xilkan la wareegay , iyadoo magaalada Muqdisho ay ka jiraan..
Maxay tahay sababta Dagaalka ugu dhex qarxay Armenia & Azerbaijan
Armenia iyo Azerbaijan ayaa sheegay in ku dhawaad 100 askari lagu dilay Talaadadii dagaalkoodii ugu cuslaa tan iyo sannadkii 2020-kii, kaas oo ka dhashay muranka gobolka Nagorno-Karabakh

