Category: Wax ka Dheh

Home » Wax ka Dheh » Page 5
FALCELIN : DENI oo bahdilay Xasan Sheekh & amar uu siiyay ku xigeenkiisa.
Post

FALCELIN : DENI oo bahdilay Xasan Sheekh & amar uu siiyay ku xigeenkiisa.

Garoowe (Raxanreeb ) Waxaa si aad ah loogu falceliyay muuqaal madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya oo soo galay Hall-ka lagu caleemasaarayay Deni oo ay u istaagteen Xasan Sheekh  madaxdii joogtay hase ahaatee kursigiisu aan ka kicin saciid. Waxa ku jiray muuqaalkaas sidoo kale madaxwayne Saciid Deni oo ku amraya sida loo fasiray ku xigeenkiisa inuusan istaagan oo...

NACAYB : Rabshado ka  dhashay  Cayaaraha Maamul Goboleedyada Dalka.
Post

NACAYB : Rabshado ka  dhashay  Cayaaraha Maamul Goboleedyada Dalka.

Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa la  hakiyay cayaaraha maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir ka dib rabshado ka dhacay cayaarihii shalay ee KGS Iyo Galmudug. Warqad ka soo baxday wasaaradda cayaaraha  xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in si KMG ah loo  joojiyay cayaaraha kubadda cagta inta xal laga gaarayo wixii dhacay oo nacayb badan abuuray....

ARRIMAHA BULSHADA : Wax soo  saarkii beeraha oo gabaabsi ah.
Post

ARRIMAHA BULSHADA : Wax soo  saarkii beeraha oo gabaabsi ah.

Muqdisho (Raxanreeb) Waxaa gaabis ah wax soo saarkii beeraha xilligan fatahaadihii dhowaan ka dhacay maamulka Koonfur Galbeed darteed. Beeralayda  deegaanada maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in saamayn ba’an ay ka soo gaartay daadkii roobka watay ee ka da’ay gobolada Baay iyo Bakool. Keliya ma ah halka dhibaatadu ka taagan tahay Koonfur Galbeed waxa sidoo kale...

Ciidanka Dowladda oo howlgal wada  & dagaalo  ka socda dalka.
Post

Ciidanka Dowladda oo howlgal wada  & dagaalo  ka socda dalka.

Muqdisho (Raxanreeb ) Ciidanka   Dowladda Soomaaliya ayaa howlgalo amniga lagu sugayo waxa ay ka wadaan , deegaano ka mid ah gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka. Saraakiisha Dowladda ee hoggaaminaysa howlgalada  ayaa sheegaya in  inta badan ay beegsadeen  goobihii laga saaray kooxda Al- Shabaab ee deegaanada mudug  iyo Galgaduud. Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay sii...

NUXURKA : Warmurtiyeed laga soo saaray wada- hadaladii DFS & Somaliland.
Post

NUXURKA : Warmurtiyeed laga soo saaray wada- hadaladii DFS & Somaliland.

Jabuuti (Raxanreeb ) Warmurtiyeedka Shirka Djibouti ee wadahadalada Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dawladda Somaliland’ Ayadoo laga ambaqaadayo dardargelinta Geeddi-socodka wadahadalada Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dawladda Somaliland ayaa waxaa shir socdey taariikhda u dhaxeysa 28 – 29 December 2023 isugu yimid dalka Djibouti laba wafdi oo ay kala hogaaminayaan Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh...

Maxkamad xukuntay in  Trump uusan u tartami karin doorashada soo socota
Post

Maxkamad xukuntay in  Trump uusan u tartami karin doorashada soo socota

Colorado (Raxanreeb ) Maxkamadda Sare ee gobolka Colorado ayaa xukuntay in Donald Trump uusan u tartami karin xilka madaxtinimada sanadka soo socda, iyadoo soo xiganeysa qodob ka mid ah dastuurka. tartami karin xilka madaxtinimada sanadka soo socda, iyadoo soo xiganeysa qodob ka mid ah dastuurka. Go’aan taariikhi ah, ayay maxkamaddu ku xukuntay in Mr Trump...

MD  Xasan ”Wiilkayga kama baxsan cadaalada Turkey waan la hadlay”
Post

MD  Xasan ”Wiilkayga kama baxsan cadaalada Turkey waan la hadlay”

NEWYORK (Raxanreeb ) Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa sheegay in wiilkiisa uusan ka  cararin dalka Turkiga, kaddib markii shil geystay dhimasho uu ku galay magaalada Istanbul. “Wuxuu ahaa shil. Muu cararin, ee waxa uu u qabsaday qareen u doodaya ” ayuu yiri Madaxwayne Xasan Sheekh Intaas waxa uu hadalkiisa raaciyay Xasan oo ka jawaabay baxsadka wiilkiis...

Farmaajo oo sheegtay in dowladdiisa ay qabatay xoogga deyn-cafinta
Post

Farmaajo oo sheegtay in dowladdiisa ay qabatay xoogga deyn-cafinta

Doha (Raxanreeb ) War ka soo baxay , Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu bogaadiyay deyn cafinta Soomaaliya oo  in mudd ah taagnayd. Farmaajo ayaa sheegay in shaqada ugu badan ee deyn cafinta uu isagu qabtay, kadibna dowladda Xasan Sheekh ay dhameystirtay un. ”Hoggaamintaydii waxay suurta galisay in aan ku guulaysano bar...

WAREEGTO : DENI oo Magacaabay Guddiga amniga Doorashada
Post

WAREEGTO : DENI oo Magacaabay Guddiga amniga Doorashada

Garoowe (Raxanreeb ) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 68 ee 12-da December 2023 kuna saabsan Guddiga Amniga Doorashada. Madaxweynaha Dawladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiis 80-aad Markuu arkay: Aqoontooda, kartidooda, iyo waayo-aragnimadooda. Markuu tixgeliyey: Baahida loo qabo in la adkeeyo ammaanka mudada doorashadu socoto. Wuxuu...