DOOLOW : Shir looga hadlayay amniga Gobalka Gedo oo ka dhacay Degmada Doolow.

Doolow ( Raxanreeb ) Shirka waxaa ka qeyb galay Maamulka Gobolka Gedo Sarakiisha ugu sareeyso ciidamada Gobalka jooga iyo Sarakiil kasocotay ATIMS qeybta Ethiopia ee Gobalka Gedo ku sugan, Gudoomiyaha Degmada Doolow Mohamed Hussein abdi lafeey.

Inta uu kulanka socday waxaa looga hadlay amniga & siyaasadda Gobolka Gedo, Dhamaan maamulka iyo Sarakiisha Ciidamada waxaay islaa garden in si deg deg ah xeeryoohadda looga celiya Ciidamada kasoo baxay, sido Sarakiisha ATIMS qeybta Ethiopia ee Gobolka Gedo ku sugan ayaa sheegtay in howlgal la bilawi doona.

Guddoomiyaha Degmada Doolow Mohamed Hussein abdi lafeey oo warbaahinta la hadlay shirka kadib ayaa sheegay in Amniga Degmada Doolow iyo Gobalka Gedo qalqal la-galin karin, Gudoomiyaha ayaa tacsi u diray qoyska iyo ummada soomaaliyeed ee u kabaxay illaahay ha u naxariisto Taliye Cabdiraxmaan Bakaal kooke.

Leave a Reply

Your email address will not be published.