Muqdisho ( Raxanreeb ) Maxkamadda ciidanka Qalabka sida ayaa xukun dil toogasha ah ku fulisay laba qof oo loo haysto in hore dilal ay u gaysteen.
Cabdi Shakuur Axmed Maxamuud waxa uu hore u Dilay Xasan Maxamed Shire oo ay Boliiska kawada tirsanaayeen.
Cabdi Jamaal Cabdullaahi Xayle oo isna Boliiska ahaa waxa uu Dilay Cabdi Xakiim Maxamuud Khaliif oo uu dhacayay.
Subaxan Talaada ah ayaa laga wada Oofiyay xadkii Qasaasta ah ee lagu xukumay Cabdi Shakuur iyo Cabdi Jamaal
Leave a Reply