Laftagareen ” Waa soo dhawaynayaa in laga wadahadlo doorashada KGS”

Baydhabo ( Raxanreeb ) Madaxweynaha KGS C/casiis Laftagareen oo soo dhaweeyay shirkii shalay uu ku Baaqay Gudoomiyaha Golaha Shacabka BFS Sheekh Aadan Madoobe.

War ka soo baxay Madaxwaynaha Koonfur Galbeed ayaa sheegay in talaabo wanaagsan ay tahay wada hadalada la xiriira bilaabida kulamo dib u heshiiseed.

Waxa lagu sheegay Lafta gareen in ay soo dhawaynayaan wax kasta oo lagu doonayo in la isugu keeno dhincyada ku kala fakar duwan siyaasadda koonfur Galbeed.

Leave a Reply

Your email address will not be published.