Muqdisho ( Raxanreeb ) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ku wajahan Gobolka Sh/dhaxe gaar ahaan Degmada Cadalle.
Warar ayaa sheegaya in Wafdi hordhac ah socdaalka Madaxweynaha saacadaha soo aadan ay ku wajahan yihiin Degmada Cadalle ee Sh/dhaxe.
Marka Madaxwaynaha uu gaaro degmada Cadale ee Shabeellaha Dhexe waxa uu halkaas kula kulmi doonaa saraakiisha ciidanka iyo dadka deegaanka oo wada dadaalo ay ku doonayaan in ay isaga dulqaadaan kooxda Al- Shabaab.
Safarkan Madaxwaynanaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qayb ka ah safarada Madaxweynuhu uu ku garay deegaano ka mid ah maamulada Galmudug iyo Hirshabelle halkaas oo ay ka socdaan dagaallo ka dhan ah Shabaab.
wixii ku soo kordha kala soco.
www.raxanreeb.com.
Leave a Reply