Madaxweynaha Jubbaland oo Safar deg deg ah ku tegay degmada Afmadow

Madaxweynaha Jubbaland oo Safar deg deg ah ku tegay degmada Afmadow

Madaxweynaha maamulka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta gaaray degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose, xilli dhawaan wadada xariirisa magaalooyinka Kismaayo iyo Afmadow Al-Shabaab laga saaray

Boqolaal Shacab ah ayaa madaxweynaha ku soo dhaweeyay bartamaha Magaaladaan.
Madaxweynaha ayaa u tagay degmada Afmadow dardargalinta howlgallada ay wadaan Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Jubbaland kuwaas oo guulo wax ku ool ah laga gaaray maalmahii lasoo dhaafay.

Leave a Reply

Your email address will not be published.