Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaa saakay la qisaasay Afar qof oo horay u dilay Saaxiibbadood Ay Shaqa wadaaga Ay ahaan jireen, Dhalinyaradaan ayay maxkamad horay ugu xukuntay dil toogasho ah.
Toogashada Raggan oo ka dhacday fagaaraha iskoolo Buluusiyo oo ku yaalla degmada Xamar jajab ee magaalada Muqdisho.
1- Bukhaari Cawil Maxamuud oo NISA ka tirsanaa.
2- Cali Maxamuud Xuseen oo Military-ga ka tirsanaa.
3- Cabdirisaaq Axmed Mukhtaar oo Boliiska ka tirsanaa.
4- Maxamed Nuur Sheikh Warre oo isna Boliiska ka tirsanaa.
Dhammaan waxa ay hore u dileen Saaxiibbadood Shaqa wadaaga ay ahaayeen.
Leave a Reply