waa shir caalami ah oo ku saabsan mawduuca horumarinta Afrika. Shirkii ugu horeeyay (TICADⅠ) waxa la qabtay 1993kii oo ay hogaaminaysay dawlada Japan. Tan iyo markaas, TICAD waxaa la abaabulay iyadoo lala kaashanayo Qaramada Midoobay, Barnaamijka Horumarinta ee Qaramada Midoobay (UNDP), Guddiga Midowga Afrika (AUC), iyo Bangiga Adduunka.
TICAD waa madal furan oo ay ka soo qayb galayaan wadamada Afrika oo kaliya Hogaamiya yaashooda waxaa lagu Qeexaa lacagta Dawlada Japan ugu Deeqday Horumarint Qaarada Africa
balse waxaa ka qayb galaya ururada caalamiga ah, kuwa gaarka loo leeyahay iyo bulshada rayidka ah ee ka qayb qaadanaya horumarka Afrika, waxaana lagu falanqeyn horumarka Qaarada Afrika.
Sannadkan, 8-da TICAD (TICAD ayaa ka dhici doona Jamhuuriyadda Tunisia . Tani waxay noqonaysaa markii labaad ee TICAD lagu qabto qaarada Afrika, iyadoo ay ku xigto TICAD oo Kenya ay martigelisay sanadkii 2016-kii.
Leave a Reply