Baydhabo ( Raxanreeb ) Nabadoonkii Matalayay Wasiirka wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Sh Mukhtaar Roobow Abu-Mansuur Ayaa Waxaa Xilka ka qaaday Wasiirka Arimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedka KG
Malaaqa ayaa Waxaa lagu Magacaabaa malaaq Mad Eddow, Mucaaradka Ay sheegeen in arintan uu ka danbeeyo Madaxwyane Lafta Gareen.
Lama oga sababaha keenay in xilka laga qaado malaaqan , inkastoo deegaano ka mid ah koonfur galbeed ay ka jiraan xasarad siyaasadeed oo ka dhalatay muddo xileedka Madaxwaynaha koonfur galbeed Cabdicasiis Laftagareen.
Leave a Reply