Nuxurka wada- hadalka Guddoomiyaasha Barlamaanada Soomaaliya & Turkiga .

Nuxurka wada- hadalka Guddoomiyaasha Barlamaanada Soomaaliya & Turkiga .

Baydhabo(Raxanreeb)Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka  Turkiga, Mudane Mustafa Şentop.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa dhigiisa dalka Turkiga kala hadlay xiriirka saaxibtinimo ee Ka dhaxeeya labada baarlamaan, sidoo kale Guddoomiyaha ayaa sheegay in la wada xoojiyo xiriirka walaaltinimo ee ka dhaxeeya dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga. Guddoomiye Sheekh Aadan ayaa adkeeyay in la sii laba jibaaro wadashaqeynta labada baarlamaan ee Soomaaliya iyo Turkiga.

Leave a Reply

Your email address will not be published.